Home » Archive Maalinta May 19th, 2010

Minneapolis: Mutamarkii 10aad ee Waqooyiga Ameerika oo la qabanayo June 18, 19 iyo 20, 2010

May 19, 2010
Qofkuu Illahay Khayr la doono, Diinta ayuu fahansiiyaa Waxaa Farxad u ah Xarunta Abuubakar As-Saddique Islamic Center inay idiin soo gudbiso Mu’tamarkii 10-aad ee sanadlaha ahaa. Abuubakar wuxuu idinku bishaaraynayaa sanadkan in Mu’tamarka labalaariyey,laguna daray qaybto siyaado ah, 1-Qaybta Soomaaliga oo usii kala bixi doonta ilaa sadex qaybood, waxaa kabixi doona Muxaadaraad iyo duruus... 
Halkudheg:

Boston: Jaaliyadda Soomaaliyeed oo lagu wargelinayo in ay ka soo qaybgalaan barnaamij loo samayanayo Jaamadda Gedo

May 19, 2010
University of Gedo: Kulanka oo ka dhacaya Boston, Massachusetts, maalinta Axadda May 30, 2010. Akhbaarta kulanka ka daalaco Flyerka hoose. Abdulkadir Hindi Email: abdulkadirhindi@yahoo.com  Read More →
Halkudheg:

Minneapolis: Shir ku saabsan Jaamacadda Nugaal University ee Sabtida iyo Minnesota

May 19, 2010
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota waxaa lagu wargelinayaa kulan looga hadli doono Shirka Jaamacadda Nugaal University oo Sabtida May 22 lagu qaban doono Jaamacadda Minnesota (Kulliyadda Carlson School of Management). Hoos ka akhri goobta iyo waqtiga kulanka.  Read More →
Halkudheg:

Ururka Xisbul Islaam oo Shacabka uga digay in ay qaataan lacago DFKMG dhawaan soo sameysatay

May 19, 2010
Xoogaga islaamiyiita Soomaaliya ayaa ka hor yimid in deegaanada ay ka taliyaan laga isticmaalo lacag  cusub oo ay dhawaan soo daabacatay dawlada kmgs islamarkaana  lakeenay gudaha caasimada soomaaliya ee muqdisho. Gudoomiyaha gobolka banaadir ee maamulka islaamiga ah xisbul islaam Macalin Xaashi Maxamed Faarax oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa ganacasatada soomaaliyeed uga digay... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...