Home » Archive Maalinta May 18th, 2010

Niqaabka iyo Dowladaha Yurub | Axmed Cadde

May 18, 2010
Markii ciida lala simay daarihii ganacsiga ahaa ee ku oolay magaalada new York ee wadanka mareykanka ,waxaa waqtigaa wixii xigay soo ifbaxay erayo badan,kuwasoo wax loogu dhimayo ama lagu waxyeelenaayo umada muslimiinta ah ee markaa kunool ama siyaabo kale u jooga goobaha ka baxsan dalalka ay jinsi ahaan kasoo jeedaan.- Dal hebal xuduudiisa waxaa ku dhuumalaysanaya kooxo looga shakisan yahay argagixiso,hebel... 
Halkudheg:

Soomaaliyeey sidaan ma sameyn karnaa?

May 18, 2010
Tan iyo markii Soomaaliya ay qaadatay xoriyad 1960-kii ilaa maantadan oo laga joogo 50 sano Soomaaliya ma helin nidaam ama dowlad dimuqaaraadi ah dowlad kastaana oo Soomaaliya ka hana qaaday waxii ka horeeyay 1990-kii waxay laheyd dhaliilo o gooni ah lababdii dowladood ee ka horeeyay dowladii maletariga ku dhisneyd waxay ahaayeen dolwado rayid ah oo si baarlamaani ahna waqtigaas ay shacabku u soo dooranjireen. Dowladii... 
Halkudheg:

Shirka Istanbul oo Looga Hadli doono in Dhul-Badeedka Soomaaliya uusan lahayn xad cabiran – Arrintaas oo la mid ah tii ay shacabku ka dhiidhiyeen

May 18, 2010
 … iyo Walad Cabdalla oo si Jees-Jees ah uga Jawaabay eedayntii ay u soo jeediyeen 300 Xildhibaanada Soomaaliya (Video).. Ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Axmed Walad Cabdalla, oo dhawaan la cabmaareeyey, islamarkaasna in uu iscasilo ay weydiisteen xildhibaano baarlamaanka Soomaaliya oo tiradoodu ka badan tahay 300 xildhibaan, ayaa waxa uu Arbacadii 12 May 2010 ganafka kudhuftay... 
Halkudheg:

Cumar Cabdirashiid oo ku Gacan seyray kala diristii Madaxweynaha ku sameeyay Xukuumada

May 18, 2010
Ra’iisal Wasaare Sharmarke“Aniga iyo madaxweynaha waan is aragnay waxaan u cadeeyay in aan istiqaalo keenin, aqlabiyad baarlaamaana aan codka lagala noqon Xukuumada, Xukuumaduna ay tahay mid sharci ah” “Taladii lasoo jeediyey ee ahayd in Madaxweynaha  uu soo dhiso xukuumad ma waafaqsanayn Axdiga Kumeelgaarka. Qodobka 44aad iyo 51aad ayey ku caddahay” Cumar C/rashiid Shir jaraa’id... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...