Home » Archive Maalinta May 16th, 2010

Wadooyinka Xerada Kakuma oo la dhisi rabo dhawaan iyo xaalada Kaakuma

May 16, 2010
Muqaal ahaan xerada Kaakuma waa guryaha Arshaanta ay kor ka saaran tahay Teendhada ay bixiso Hay’ada qoxootiga ad aduunka marka magaceeda la soo gaabsho loo yaqaan UNHCR kuwa kalana waxa saray Tarniiga walow aysan u badneen sababtoo ah jawiga xerada ayaa ah mid aad u kulul, Markaad soo gashid xerada waxa ka jira loolan dhaq dhaqaaq oo ganacsi waxa ka furan tukaamo aad u waaween oo gudahooda ay... 
Halkudheg:

Tacsi: Marxuum Cali Xaaji Saciid

May 16, 2010
Ina lilaahi Waa Inaleyhi rajacuun waxa maanta oo axad ah Taariikhduna tahay 15 May 2010 ku geeriyooday magaalada Bosaso Allaah ha u Naxariistii Janno ha ka warabiye Marxuum Cali Xaaji Saciid Taariikh kobaan Xaaji Cali Xaaji Siciid Hajji Calli Haaji Saciid Dhashay 1950 Waxa uu Ku dhashay Degmada Qandala ee Gobolka Bari, Waxa u aha Nin Ganacsade caan ah oo aad loga yaqano dhamaan degaanada Puntland gaar... 

Sayid Qudbi Ma Shiikhbaa Mise Waa Mufakir (2)

May 16, 2010
  Sayidka maxaa lagu xasuusan karaa ??? Sayid Qutub labo waxyaalood baa lagu xusuusan karaa in uu Caalamka Islaamka ku soo kordhiyey : 1) Wuxuu ahaa Nin aad u yaqaanna Nolosha Isticmaarka ama ( western)ka inkastoo looga horeeyey buu haddana ahaa mid si aad ah u cadeeyey xaallada Westernku ku sugan yihiin iyo in aysan u qalmin in ay Adduunka sidaan ku hogaamiyaan, wuxuuna saadaaliyey in waqtigigoodii... 
Halkudheg:

Xukuumadii Cumar Cabdirashiid oo lakala direy iyo Afhayeenkii Barlamaanka oo xilkiisii iska casilay

May 16, 2010
Afhayeenkii Golaha Barlamanka Dowlada fedaraalka KMG somaliyeed oo sheegay in u xilkiisii iska casilay iyo madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo aqbalaad ka dib xukumadii Raisalwasare shar’maarke kala direy . Madaxweynaha DFKMG, Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa ku dhawaaqay in uu soo magacaabayo ra’iisul wasaare cusub oo ay yeelato xukuumadda Federaalka kumeelgaarka. Dhanka kale Sheikh Aadan madoobe... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...