Home » Archive Maalinta May 12th, 2010

Soomaaliya: Madaxa Guddiga Baarlamaanka oo ugu baaqay inay si degdeg ah isu casilaan Sheikh Shariif iyo Cumar C/rashiid

May 12, 2010
Cawad Cashara waxa uu Asharq Al Awsat u sheegay in dhibaatada saddexda hoggaanka haya ay sii socoto… Qoraal ku soo baxay Asharq Al-Awsat … Turjumadii SomaliTalk.com: Ayadoo uu si degdeg ah u soo shaac baxayo khilaafka u dhexeeya saddexda masuul ee ugu sareeya Dawladda Kumeelgaarka ah ee Soomaaliya (Baarlamaan, Xukuumad iyo Madaxweynaha), ayaa Cawad Cashara oo ah madaxa Guddiga Saxaafadda... 
Halkudheg:

Ciidamada AMISOM oo guriga shaqaalaha mar kale Xasuuq ka geystay

May 12, 2010
Gaari hoomey ah oo marayey agagaarka guriga shaqaalaha isla markaana siday dad rakaab rayid ah oo u socday KM 4 ayaa waxaa risaas xogan la eegtay qaar ka tiran askarta Ugaandha ee fadhisinka ku leh guriga shaqalaha ee wadada Maka al mukarama ee Mgaalada Muqdisho. Risaastan ayaa sababtay dhimashada 5 ka mid ah dadkii rakaabka ahaa ee gaariga saarnaa iyada oo dhawac soo garay in ka badan 10 qof oo dhamaantood... 
Halkudheg:

Somalia for Sale: Soomaaliya waa iib (Wasaarada Maaliyadda)

May 12, 2010
Qoraaga warbixintan waxa uu muddo ku dhawaad ah sanad ka shaqeenayay xarunta Villa Soomaaliya (Madaxtooyada) ee xukuumadda hadda ka jirta Soomaaliya. Qoraagga ujeedadiisu ma aha in qof si khaas ah u falan qeeyo, laakiin marka la fiiriyo xaalada dalka uu marayo iyo asagoo mararka qaar is dhaha Wax yaalaha qaar hadaad ka aamustid armaad danbi ka gashaa ummadda Soomaaliyeed awgeed ayuu u qoray qoraaladan... 
Halkudheg: ,

Hay’adda UNHCR waxay ugu baaqday dowladaha caalamiga ah inay xoojiyaan badbaadinta qaxootiga ka imaanaya Soomaaliya.

May 12, 2010
Hay’adda UNHCR waxay maantay soo saartay tilmaamayaal siyaasadeed oo qeexaya badbaadinta dadka ka soo cararaya Soomaaliya. Tilmaamayaashaasi waxaa loogu tala galay in kor loogu qaado sidii si isku mida loogu wajahi lahaa wax kaqabashada dadka u baahan badbaadinta ee ka imaanaya Soomaaliya. Tilmaamayaashani waxay kaloo ku dhiiri gelinayaan dowladdaha inay sida ugu balaaran uguna macquulsan u eegaan... 
Halkudheg: ,

Minneapolis: Soo dhaweyn loosameeyay Madaxa Ururka Caawiye Foundation Trust

May 12, 2010
Waxaa Booqasho ku tegey Madaxa Xarunta Somaliya Caawiye Foundation Trust Mudane Kamaal Xasan Culuso, Cariga mareykanka magaaladiisa Minapolis, oo ay halkaasi si diiran ugu soo dhoweeyeen Dhamaan Odayaasha Dhaqanka, Dhalinyarada, Culimaa’udiinka, Haweenka, Aqoonyahanka, Siyaasiyiinta, iyo dhamaan Bulshada weynta Beesha Mudulood. Waxaana xafladaasi sida heerka sare ahi loo soo agaasimay leyskula soo... 
Halkudheg:

Hay’adda CDHR oo siminaarku saabsan Doorka Bulshada Rayidka kaga qayb qaadan karto Cadaaladda u qabatey

May 12, 2010
Hotelka Ambaasadoor ee Magaaladda Muqdisho ayaa lagu soo gabagabeeyey siminaar socdey Muddo Saddex Maalin ka soo ay soo qaban qaabisey Hayadda Center For Democracy And Human Rights CDHR waxaana ka qaybgaley Dad gaaraya 30 xubnodd oo ka kala socdey qaybaha kala duwan ee Bulshada sida Culama’udiin, Odayaasha dhaqanka, Hayadaha Xuquuqda Aadanaha , Haween,Dhalinyaro iyo Bahda Warbaahinta waxaana... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...