Home » Warar »

Kulan looga hadlayo Mustaqbalka Dawlad Ka Dhalata Soomaaliya oo lagu qabanayo Minnesota

Khamiista April 29, 2010 ayaa kulankaas waxa lagu qaban doonaa William Mitchell College of Law oo ku taal magaalada St. paul ee gobolka Minnesota. GOORMA, XAGGEE, YAAS KA HADLAYA… KA Akhri Halkan…

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

3 Jawaabood " Kulan looga hadlayo Mustaqbalka Dawlad Ka Dhalata Soomaaliya oo lagu qabanayo Minnesota "

  1. ABDI says:

    Aqoonyahankoow kac, kac oo dadka toosi. Kac habaas baad jiiftaaye boodhka iska jaf oo dadka hag. Kac hag oo hogaami.

    Shacabkeenii waxaa la hadhay colaaad, dagaal dalal shisheeye ay wataan, taas oo dhalisay in ay meesha ka baxaan dadkii wax garanayey, dhintaan intii wax qori kartay wax fahmi kartay, hoostana ka xariiqday in jiilka xiga, kii ka horeeyey iyo kan imaan doonaaba ay noqdaan dad aad waxba aqoon.

    Yaa odhan kara maanta Soomaali baad is haysata horta? yaa is dagaalaya? Dano shisheeye iyo dagaalo meelo fog fog loogu talo galay ayaa ka socda dalkeena.

    Kac Soomaaliyeey kac.

    Shuuciyadii allow soo celi,
    Allow duni cadowgaygaa xoog badane
    Xoola badan dhaafi,
    Alllahayow, adaa Daa’im ahe daalim naga fiiji.

  2. Ahmed Taajir says:

    dhamaan somali talk aad baa ugu mahadcelinaya Shir walbo o la qabto bulshada lagu wacyi geliyo Koleey miro dhal wuu keenaya hadii Daacad loo yahay lagana fogaado danta dadka iyo dalka somliyed Sida daradeed walaalaheen ka hadlo danta mustaqbalka anigeey igu fikir yahiin Waxaa leeeyahay VIVa Somali Somali way xuroobi oo way nabad noqon cadowgeedana wuu jabi doona haduu alle idmo

  3. HAssan Yare says:

    SHirkaas aay prof. qabanayaan ilama aha mid miro dhalaya sababtoo ah
    waay ka dheeryihiin xaqiiqada kajirta dalka gudihiisa iyo ayagoo aan la socon sida dalkii uu u kala furfurmay oo gobolladii u kal goo.goeen.
    Bal waxaay sheegaan nala soo socodsiiya si aan shirarka dambe uga fikrd qaadano ,taasiba waa wax dhan. iyo dadaal.