Home » Maqaallo »

Ogeysiis Muhiim ah : Macaamiishii Shirkaddii Barakaat

Ogeysiis Muhiim ah 
 
 
 

Waxaa si Xushmad leh looga Codsanaynaa Dhamaan Macaamiishii Shirkaddii Barakaat ee ay uga Xayirmeen hantida lacageed Xawaalad ama Amaano la dhigtay meel kasta oo ay aduunka ka joogaan in ay nagala soo Xiriirraan Email-kaan

bbsmog2010@hotmail.com  ama

Tell +25215500979 ama 652930

Mog Somalia

Si loola Socodsiiyo meesha ay wax marayaan fadlan ha nagala Daahina Xiriirkiina

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: ,

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.