Home » Announcements »

Ogeysiis: Shir jaaliyada Puntland ee degan Århus iyo nawaaxigeeda

OGEYSIIS
                  Asalaamu Caleykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu.
 
Dhamaan jaaliyada Puntland ee degan Århus iyo nawaaxigeeda waxaa la ogesiinayaa inuu shir puntland ahi kadhici doono magaalaga Århus .

Sidaa darteed shirkaas ayaa larabaa inaad kasoo qaybgashaan insha alaah.

Shirka waxaa kasoo qaybgelaaya sideed duqmagaalo oo kuyaal puntland iyo Gudoomiha gobolka bari waana sidan insha alaah.

1:Duqa magaalada   BARAN
 2:Duqa magaalada Galdogob
 3:Duqa magaalada  Waaciye
4:Duqa magaalada BUUHOODLE
5:Duqa magaalada QARDHO
6:Duqa magaalada GAALKACANYO
7:Duqa magaalada BOOSAASO
8:Duqa magaalada GAROOWE
9:Gudoomiyaha gobolka Bari

Ajandaha shirku wuxuu ku saabsan yahay warbixin ay soo jeedinayaan masuuliyiinta aynu kor kusoo xusnay si ay noogu soo gudbiyaan wax qabadkooda u hirgalay iyo hada kuwa u qorshaysan in ay ka fuliyaan deegaanada ay madaxda ka yihiin, waxaa sidoo kale laga doonayaa jaaliyada  reer puntlan ee århus in ay layimaadaan wax kasta oo ay ku xoojin karaan horumarka wadanka. waxii faahfahina ama talooyina waa inoo marka uu shirku furmo insha allaah.

Shirku wuxuu dhacayaa Axada den 21.03.2010 saacada denmark, marka ay tahay  KL:14:00  saacada soomaaliyana waa KL:16:00 waxuu soo xirmayaa
Saacada  marka ay tahya KL:17:00 saacada soomaaliyana waa KL:19:00
 
goobta uu shirku ka dhacayo waa ka soo horjedka bibletega brabrand
Kala xiriir: faarax Mohamuud tlf.53123092 shirkaaarhus@hotmail.com
Kala xiriir: saciid dahir dhimbil tlf. 20635905 baashiabdulle@hotmail.com
 
WABILAAHI TOWFIIQ wsc

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.