Home » Archive Maalinta March 17th, 2010

Xisbiga MJS: Warbixinta QM ee lagu eedeynayo DFKMG, Mucaaradka iyo Hay’adaha waa Nasiib darro u soo hoyatay Dadka iyo Dalka

Mar 17, 2010
Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliya ayaa kulan ballaaran oo ay yeesheen madaxda iyo xubnaha ka tirsan waxay uga hadleen guud ahaan xaaladda dalka Soomaaliya, waxaana shirkaasi oo socday muddo dhowr saacadood ah laga soo saaray warsaxaafadeed ku aadan dhammaanba go’aanada ay ka soo saareen qodobadii ay ka hadleen. Md. Cali Maxamed Nuux Tima Jilic oo ah K/Xigeenka Guddoomiyaha Xisbiga Midnimada... 
Halkudheg: ,

Tacsi: Dr. Fatxi Daahir Shiikh AAdan oo ku geeriyooday Minneapolis

Mar 17, 2010
TACSI ANIGOO AH SHIIKH SAAHID MAXAMED YUSUF IYO XAASKIISA,SHIIKH MAXAMED DAAHIR GADLEEYE IYO XAASKIISA,SHIIKH AXAMED YUSUF IYO XAASKIISA,C/NAASIR AXMED GUULEED IYO XAASKIISA,CABDI BISHAAR IYO XAASKIISA,CAAMIR AADAN MACALLIN & XAASKIISA,XUSEEN XASAN GAALSHIRE IYO XAASKIISA,XUSEEN XALANE IYO XAASKIISA,XUSEEN JIIS GODAY GACALO IYO XAASKIISA,DR. MAXAMED MUKHTAAR IYO XAASKIISA,MAXAMED SAGAL IYO XAASKIISA... 
Halkudheg:

Caabi Khaliif Cali oo la xanuusanaya Buro kaga taal isha agteeda, waxa uuna u baahan yahay qaliin deg deg ah

Mar 17, 2010
Caabi Khaliif Cali oo ah 35-jir ayaa 10-sano ka hor waxa uu isku arkay  Buro taas oo mar marka ka dambeysa ku soo weynaaneysay, iyadoo xiligaasi uu waayey cid gacan ku siisa ka hortaga Buradaasi.   Burada oo haatan si weyn ugu faaftay agagaarka Isha iyo Daanka ayaa waxaa u sii dheer in Buradaasi ay biyo soo galaan mararka qaar ,waxayna u baahan tahay in mar kasta biyahaasi laga saaro.   Caabi oo... 
Halkudheg:

Ogeysiis: Shir jaaliyada Puntland ee degan Århus iyo nawaaxigeeda

Mar 17, 2010
OGEYSIIS                   Asalaamu Caleykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu.   Dhamaan jaaliyada Puntland ee degan Århus iyo nawaaxigeeda waxaa la ogesiinayaa inuu shir puntland ahi kadhici doono magaalaga Århus . Sidaa darteed shirkaas ayaa larabaa inaad kasoo qaybgashaan insha alaah. Shirka waxaa kasoo qaybgelaaya sideed duqmagaalo oo kuyaal puntland iyo Gudoomiha gobolka bari waana... 
Halkudheg:

Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka DKMG “Waxaan si buuxda u cadeynayaa inaan u gudubney qoristii dastuurka Federaalka Jamhuuriyada Soomaaliya…”

Mar 17, 2010
 hadal uu u jeediyey labada gudi Baarlamaanka iyo gudiga madaxa banaann ee dastuurka. Kulan ay isugu yimaadeen Wasiirka Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka DFKMG, Gudiyada Dastuurka Baarlamaanka iyo Gudiga Madaxa Banaann ee Dastuurka, Hay’addaha caalamiga ah ee caawiya Wasaaradda Dastuurka iyo UNPOS ayaa lagu qabtey Hoolka shirarka ee Hoteel Kampinski ee Caasimada dalka Jabuuti 15/03/2010. Kulan... 
Halkudheg: , ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...