Home » Cilmibaaris, Warar »

Sheikh Shariif: Is-fahamkii Badda “Lagama hadli karo….

Sheikh Shariif oo Amaal Cali iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed Ka Qancin waayey Su’aal ku saabsanayd Heshiiskii Badda ee Xukuumadiisu la gashay Kenya oo ay London ku weydiisey Amaal Cali oo ka tirsan xisbiga Hanoolaato  AKHRI/DHEGEYSI/VIDEO

AKHRI/DHEGEYSI/VIDEO

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

2 Jawaabood " Sheikh Shariif: Is-fahamkii Badda “Lagama hadli karo…. "

  1. Dr Bile says:

    Waxaan u mahad celinayaa Somalitalk guushi taariikhiga aheyd,balse waxaan rabaa inaan naqdiyo Gabdha hadleysa ee Amal xaqiiqdi waxaan kamid ahaa dadkii soo xaadirey si toosna u dhageystay Shariif shirii Chatham-house waxaan rabey inaad toos u dhageystaan gabdha suaasheeda xataa ninkii xiriirnayay ma fahmin oo waxa uu toos uuga codsanayaa gabdha iney suaasheeda noqoto mid cad waxaa ii muuqata in Shariif uusan fahmin gabdha taasna waxa ey keentay in arinta la faafiyay ey noqoto mid lagu awar-kacasado amse ey ka danbeyso ujeedo siyaasadeed anigu waxaan qabaa Amal ineysan ku gaban geed iyadoo xambaarsan afkaarta ururka ey sheegeysey Amal ma xusin in Somalitalk ey tixraac iyo research sameeyeen iyadoo aan xataa xusin dadkii ka qeyb qaatey waxaan qabaa in dadka raba iney arintan magac ku helaan eysan ilaawin cida abaal marinta leh sida Somalitalk waxaan Amal iyo Kooxda ey ku jirto lee yahay ha isku dayina inaad qaadataan libin dad kale shaqeeyeen idinkoo leh ujeedooyin siyaasadeed.

  2. C/risaaq says:

    Aslam.caleykum ayaan leyahay dhamaan ummada soomaaliyeed gaar ahaan inta samaha jecel intaa kadib waxaan u arkaa mid lugu qiyaa meey nayo ummada somaliyeed errga is af garad manaha aha arin oo qaadan karo qof somali ah ama ku hadlo af somali. Igna raali noqda xaga af somaliga ceer ayaan ka ahay from abdirizak hassan