Home » Archive Maalinta March 8th, 2010

Sh. Maxamed Kaariye oo Safar laga baajiyey

Mar 8, 2010
Sh. Maxamed C/raxmaan Kaariye oo ka mid ah Culimada Waqooyiga Ameerika, ahna Imaamka Islamic Center of Portland, Masjed As-Saber – Oregon, USA ayaa Maanta march 08,2010 loo diiday inuu safar ku gaaro wadanka Imaaraatka Carabta, gaar ahaan Dubai. Mar aan khadka tel-ka kula xiriiray shiikha ayuu noosheegay in laga soo celiyey garoonka Magaalada uu daganyahay ee Portland halkaasna lagu xanibay... 

Sanad guuradii koowaad ee idacada danan oo siweyn looga xusay muqdisho iyo meelo kamida calaamka

Mar 8, 2010
Maanta waa 7 maarso 2010 malin walbana dunida magacbey uleedahay maanta waxey ku aadan maalintii dhidibada loo taagay shabakada warbaahinta danan ee magalada muqdisho Halkan ka daawo sawirada weriyaasha Idacaada danan ee magalada muqdisho oo kutaala wadada labaad ee suuqa furan ee bakaaraha waxey maanta xusysa halsano kadib malinta ladhageystay idacada Warbaahinta danan oo kasoo gasha mowjada 94mhz... 
Halkudheg: ,

Hambalyo Arooska: Maxamed Cabdullaahi Cali (Afgooye) iyo Aamino Zahra Maxamed Axmed oo ku aqal galay Netherland

Mar 8, 2010
Anagoo kala ah: Ayeeyo Faadumo Abuukar Cismaan(janagasho) Ayeeyo Caasho Sheekh Cabdi(dad ma dhiibto) Ayeeyo Xaliimo Sheekh xasan Ayeeyo Faadumo C/qaadir Ayeeyo Aamino Sheekh Xasan aabo Cabdullaahi Cali Sh Cabdi eedo zahra Naaji hooyo Nuurta Xasan Anis adeer Bashiir Cali Cabdi aabo Maxamed Axmed Sh Nuur hooyo Caasho Xasan Aanis eedo Xaliimo Cali Sh Cabdi adeer Maxamuud Maxamed Cali iyo caruurtooda eedo... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...