Home » Archive Maalinta March 3rd, 2010

CALEEMO SAARKA BEELDAAJAHA CALI-BARI

Mar 3, 2010
Maanta oo taariikhdu tahay 28/02/2010 waxaa magaalada Calula ee Gobolka Bari ka dhacay xaflad lagu caleemo saarayeyBeeldaaje Ismaaciil Beeldaaje yaasiin (Beeldaajaha Cali-bari), waxaa ka soo qayb galay isimada puntand oo dhan,qaar ka mid ah madaxda puntland, Ganacsatada ugu magac wayn degaanka, waxaa sidoo kale khadka telefoonka uga qaybqaatay madaxwaynihii hore ee somaliya, mudane: C/lahi Yusuf Axmed;... 
Halkudheg:

Xalinta Khilaafka Soomaaliya: 20kii Sano ee Aynu Saarneyn Qabiilka iyo Qori Caaradiis

Mar 3, 2010
W.Q. Axmed Q. Faarax1, Hordhac Tan iyo intii ay bur burtay dawladdii dhexe ee Soomaaliya waxaa kasoo wareegatay kudhawaad 20 sano, oo ay bulshada Soomaaliyeed lasoo gudboonaadeen dhibaatooyin waa weyn iyo khasaarooyin naf iyo maalba leh. Waxaadse weli dareemeysaa in xaaladda Soomaaliya ay, “tahay faanoole fari kama qodna”. Dad badan oo Soomaaliya ka qaxay iyo kuwo iskood u hayaamay intuba waxaa... 
Halkudheg:

Hambalyo Mamnuucidii iyo is Hortaagii WFP | Dr Yusuf Issa

Mar 3, 2010
Walaalaha Websideyada waxaan ka codsan inaad soo bandhigtaan fikirkaan waayo muddo ayaan sugayey cid arintan u istaagta mana ihi anigu Alshabaab balse Alle baa og sidaan ugu riyaaqay iney horistagaan WFP ,koley waa dhici kartaa Qofkii fikir gaaban ama ani iga garasho badan ( micnaha aqoon la isku haleyn karo u saaxiib ah) inuu isdheho masaakin Somali ah baa galey laga Hor istaagay ee in WFP la horistaago... 
Halkudheg:

Gudiga Dastuurka Madaxa Banaann ee DFKMG oo Siminaar Uga Furmey Jabuuti

Mar 3, 2010
25 -Xubnood oo ka mid ah Gudiga Dasruurka ee madaxa banaann ayaa markii ugu horeysey siminaar socondoona laba todobaad uga furmaya Hoteel Kempniski ee caasimada dalka Jabuuti 04/03/2010. Siminaarkan oo ay wax ka dhigidoonaan Khubaro isugu jira Soomaali iyo Ajaaniib oo ay hogaamiso Hay’ada UNDP iyo Ururka isutaga caalamiga ee taageera Dastuur u sameynta Soomaaliya ayaa waxaan wax ka weydiiney Prof,... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...