Home » Warar »

Video: Maalinta Afka Soomaaliga oo laga xusay Minneapolis

Munaasabad ku beegnayd Maalinta AfSoomaaliga oo ku beegnayd 21 Febraayo ayaa laga qabtay magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka.

Abwaano iyo aqoon yahanno ayaa halkaas ku soo bandhigay maanso Afka Soomaaliga.

Munaasabadaas sidii ay u dhacday iyo maansadii lagu soo bandhigay ka daawo Video-yada hoose oo uu diyaariyey Siyaad Siciid Saalax:

………….

Video: Qaybta 1aad

Video: Qaybta 2aad

Video: Qaybta 3aad

Waxaa diyaariyey
Siyaad Siciid Saalax
siyadsalah@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: ,

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

1 Jawaab " Video: Maalinta Afka Soomaaliga oo laga xusay Minneapolis "

  1. Suad says:

    Somali haddii aan nahay waxyaalo badan ayaa naga qaldan, Waayo dheh.
    Ma ku socono dariiqii Somalinimo nagala rabey, waxaad arkeysaa kuwo shir isugu yimid oo calankii Buluugga meel walbo lagu xiray ama la hugsadey ama aan xuseeno Maalinta Afkeena Hooyo.
    Waxaynu marka hore u baahan nahay in aan noqono kuwa isku duuban oo hal far ah.