Home » Archive Maalinta February 24th, 2010

Tacsi: Marxuum Bishaar Aden Qase oo ku geeriyoodey Baardheere ee Gobolka Gedo

Feb 24, 2010
Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun Alle ha’u naxariistee waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay Arbaco, February 24, 2010 ku geeriyooday magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo marxuum Bishaar Aden Qase. Guddoomiyaha Ururka East African Development Organization (EASTADO) Aden Axmed Coljoog oo ku hadlaya magaciisa, kan qoyskiisa, kan reer Colujoog iyo kan maamulka iyo taageere-yaasha Ururka EASTADO... 
Halkudheg:

Video: Maalinta Afka Soomaaliga oo laga xusay Minneapolis

Feb 24, 2010
Munaasabad ku beegnayd Maalinta AfSoomaaliga oo ku beegnayd 21 Febraayo ayaa laga qabtay magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka. Abwaano iyo aqoon yahanno ayaa halkaas ku soo bandhigay maanso Afka Soomaaliga. Munaasabadaas sidii ay u dhacday iyo maansadii lagu soo bandhigay ka daawo Video-yada hoose oo uu diyaariyey Siyaad Siciid Saalax: …………. Video:... 
Halkudheg: ,

Daabacaadda lacagaha cusub iyo saamaynta ay ku yeelan karto dhaqaalaha Soomaaliya – Qaybtii 3aad

Feb 24, 2010
Saciid Cali Shire Qaybahii hore Halkan ka akhri  Labadii qormo ee hore waxaan wax ka iftiiminay xilliyada la daabaco lacag cusub iyo ujeeddooyinka loo daabaco. Waxaan sidoo kale ‘miisaan’ saarnay qaar ka mid ah xujooyinkii ay ku andacoodeen xubnaha ka tirsan xukuumadda dawladda ku meelgaarka ah (TFG) ee ku aaddanaa daabacaadda lacagta cusub. Waxaan iyana wax ka tilmaanay bur-burka dhaqaale, ee... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...