Comments on: ONLF oo warsaxaafadeed ka soo saartay Bishaaro Wacdi Shaqlane oo loo dhiibey Itoobiya

By: SAABIR
ASC. WB

Bacada salanta islamka waa wax laga wada naxo inta damiirka leh lakin waxaa loo bahan yahey jabhada ku sheegten qarmada ka arurusato masakin aan xaqiiqda aan ogen waxey sabatey inmagac ogaden lagu dhibo ee fadaln dadkiina uu naxa warqada aad qortan ama tv aad ka hadashaan waxey soo kordhineyso majirtohaduu media wax dad uu qabanyo waxuu wax uu qabani lahaa reer falistiin iyo inta dulman oo dhan hargeysa iyo ,bosaaso .jijiga  halmeel baa laga maamulaa.

By: Karaabe
acw

walaalaha website ku way mahadsan yihiin .

walaalkay abdi isaguna wuu mahadsanyahay.

runtii waa wax laga xumaado udhiibida Bishaaro wacdi ee cadowga loo dhiibay, iyad aiyo dad badan oo kal eoo reer Ogaadeeniya ahaba oon wax dambi ah galabsanin, waxayse taasi ku tusaysaa inayna jirin Soomaalinimo iyo islaamnimo midna.

waxaan Eebbe ka rajayn hayaa in lagaadho xili dadka soomaaliyeeed e kunool Ogaadeeniya ee cadowgu haysto ay xor noqon doonaan ooy la xisaabtami doonaan idilba Soomaali ninkii abaal ugalay iyo kii Cadow u dhiiibay.

waad mahadsantihiin mar labaad

By: abdi
walalayaal wan idin salaamay . salaan gadib waa qalad in qof islama loo dhiibo cadowka  somaliyeed  allah wuu ina waydiindoonaa xataa qof gal ah haduu islamka waydiisto nabadgalyo dadkii raadinayay  oo uu ka soo cararay in loo dhiibo ma aha boonaa  ka waran qof islama