Home » Archive Maalinta February 6th, 2010

Addis Ababa: Sheikh Shariif oo Sannad Guuradiisii Koowaad la Qaatay Zenawi….

Feb 6, 2010
Madaxweynaha DFKMG, Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa magaalada Addis Ababa waxa uu Talaada Febraayo 2, 2010 kula kulmay ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Meles Zenawi, sida ay shaacisay wakaalada wararka u faafisa Itoobiya ee loo soo gaabiyo ENA. Kulanka Sheikh Shariif magaalada Addis Ababa kula yeeshay Zenawi ayaa ku beegan HAL SANO (OO QARARAN) markii ay ka soo wareegtey kulankoodii hore oo ahaa Talaada,... 
Halkudheg: ,

130 arday oo dhigata Jaamacadda Bariga Afrika xarunteeda Garoowe oo u bilaabmay imtixaanka samisterka 1aad.

Feb 6, 2010
 Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ka dhacday xarunta jaamacaddaBarigaa afrika xarunteeda Garoowe ayaa waxa uu maamulka JaamacaddaQeybteeda Garoowe waxa uu ku soo bandhigay 130 arday oo maanta (Feb 6, 2010) ufariisanaya imtixaanka semmisterka 1aad, Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Ugu horeyntii waxaa halkaasi ka Hadley Gudoomiye Kuxieenka JaamacaddaBariga Afrika Qeybteeda Garoowe Mudane Guuleed... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...