Home » Announcements »

Tacsi Tiiraanyo Leh : Marxuum Cali-Mire Baliile oo ku geeriyooday Mogadisho

Jaaliyada Soomaaleed ee ku dhaqan Wadamada Denmark iyo Holland Waxay halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan ummada Soomaaliyeed , eheladii, qoyskii iyo hooyo Xabiibo Cabdi Cali, geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Cali-Mire Baliile ,oo dhowaan ku geeriyooday Magaalada Mogadisho waxayna leeyihiin Samir Iimaan . Inaa Lilaahi Waa inaa Ileyhi Raajicuun.waxayna kala yihiin dadka diraya Tacsida  
 

    D E N M A R K   H O L L A N D
  1. Maxamed  Xasan Caynte (Levo)         27 Ciise Yaasiin jeero iyo xaaskkiisa
  2. Axmed Sheekh Maxamuud                    28 Axmed Xaaji Liiro iyo xaaskiisa
  3. Daahir Axmed Ciire                               29  Axmed-Nuur iyio xaaskisa
  4. Maxamed Daahir Sayid                           30  Baare Siicow (Barre weyne)
  5. Barre Maxmed Fiidow                             31  Cabdullaahi Muudo
  6. Muxudiin Maxmed Afrax                  32 Axmed Afaraax iyo cartiisa
  7. Max,ed Cabdulle Gaagaale                    33 Ciise Maxamed Macalin iyo xaaskkiisa
                                   34 Cali Axmed muuday
  1. Cabdirahmaan Macalin Xasan                 35 Bisharo Shekh 
  2. Bashiir Xaaji Cabdulle                             36 Anwar Ugaas C/qaadir
  3. Cli Axmed Geedi                                      37 Maxamed Cali Cusmaan iyo xaaskisa
  4. Abdullahi Cabdi Gutaale                           38 C/laahi Muumin Haaruun (faruuray)
  5. Cabdulqaadir Cali  Cabdulle                   39 Maxamed Calim Xayle iyo xaaskiisa
  6. C/kariim Muuse Faarax                             40 C/shakuur Xaaji c/lle
  7. Cabdullaahi Maxamuud Camay(Afjac)     41 Dhuuxo Cali Cosoble
  8. Cabdulqaadir Maxamed Gacal                  42 Farxiyo Maxmed Aadan Odageeda
  9. Cali Cabdisalaan (Cali dheere)                  43  Aweys Maxamed Samatar
  10. Barre Maxamed Bariise                             44 Axmed Maxamed Cali(Ax,ed jacayl)&xaskisa
  11. Abshir Axmed Qaylow                              45 Cabdi Calasow iyo Xaaskiisa
  12. Max,ed Gaabow maxamed                        46 Axmed Cagjar iyo Xaskiisa
  13. Maxamed xasan (gaatamow)                     48 C/laahi Maxmed Jimcaale (madaxay)
    21 Cabdirashiid Muxudiin Rooble                   49 Axmed Qadar C/llahi(Nadaro)
    22 Axmed muuse Yalahow
    23 Bashiir Biixi caalim
    24 Waasuge Ibraahim nuur
    25 Cabduqaadir maxamed Nuur
    26 Xasan Cabdi Sheekh. 
     

Waxayna Allaah awooda iska leh uga baryayaan inuu Jannadiisa Fardowsa ah ka waraabiyo, qoyskii, eheladii iyo qaraabadii uu katagayna  samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin, Aamiin Aamiin

Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun 

La xiriiri: Amiin Yuusuf

amiinkhasaaro@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.