Home » Archive Maalinta February 4th, 2010

Tacsi Tiiraanyo Leh : Marxuum Cali-Mire Baliile oo ku geeriyooday Mogadisho

Feb 4, 2010
Jaaliyada Soomaaleed ee ku dhaqan Wadamada Denmark iyo Holland Waxay halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan ummada Soomaaliyeed , eheladii, qoyskii iyo hooyo Xabiibo Cabdi Cali, geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum Cali-Mire Baliile ,oo dhowaan ku geeriyooday Magaalada Mogadisho waxayna leeyihiin Samir Iimaan . Inaa Lilaahi Waa inaa Ileyhi Raajicuun.waxayna kala yihiin dadka diraya Tacsida... 
Halkudheg:

Kumaa Adkaan Doona Federaalka iyo 4.5-ka??!!

Feb 4, 2010
Qoraalkan waxaa la socda 27 bog oo ku saabsan: Habraaca diyaarinta iyo qoraalka Loo Adeegsaanaayo Dastuurka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ay diyaarisay DFKMG wasaaradda u qaabilsan Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka.. HALKAN ka Akhri (pdf); …………………….. Fadlan Akh-riste hadii aad qormadan joogto u akh-riso, fikirkaada waa muhiim inaad ku biiriso waxa aad... 
Halkudheg: ,

Shir looga Hadlayo Burcad badeeda oo aan wax ka weydiinay u qaybsanaha Wasaarada Arrimaha Dibada Jabuuti

Feb 4, 2010
22 dal ayaa ka soo qaybgalay shirkaas….  lagama hadli karo burcad badeed haddaan laga hadlin dhibaatooyinka kale ee ka dhaca badda Soomaaliya sida dhibaatada haysata kalluumaysata iyo sunta la aasayo…. Shir looga hadlayo arrimaha burcadb badeeda iyo sidii looga hortegi lahaa oo ay ka soo qayb galeen in ka badan 20 wadan oo maalmahan uga socdey Hoteel Sharitoon ee caasimada dalka Jabuuti... 
Halkudheg: ,

XUSUUS QORKAYGA – 1 (CEELKA YAA KA CABAYA?) | Sh. Muxamad Idris

Feb 4, 2010
W/Q. Sh. Muxamad Idris Axmed Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna korkiisa ha ahaato. Bishii December 24-keedi ilaa 4-tii January 2010 waxaan Booqasho dacwadeed kusoo maray Dalka Zambia labada magaalo ee ugu caansan Lusaka iyo Ndola, Soomaaliduna ku badan tahay. 5-tii January ilaa 28-kii January 2010, waxaan iyana Booqasho dacwadeed ku tegey Dalka South Africa oo Jaaliyadda... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...