Home » Archive Maalinta January 25th, 2010

Shariif, Mar Kasta Ma Qob Moosaa Laguu Dhigayaa!! | Amiin Yuusuf

Jan 25, 2010
Nin odey ah oo si aad ah ula socda xaaladda Soomaaliya ayaan wax ka weydiiyey Madaxweyne Sheekh Shariif oo ay u buuxsantay mudo hal sano ah markii la doortey , waxa uuna hadalkiisii ku bilaabay. “Qiyaasta lagu cabiro rabitaanka Shacabka, Sheekh Shariif haddii aad ku ogeyd 95%, maanta hoos ayay u dhacday qiyaastaasi waxayna mareysaa 30%”, waxaaan weydiiyey waxa uu sidaas u leeyahay, waxa uuna yiri... 
Halkudheg:

Dallada SOYDEN oo tababar ku saabsan ka hortaga Cudurka AIDS-ka u furtey dhalinyaro Soomaaliyeed.

Jan 25, 2010
 Sannadkii  2008 tirada Soomaalida qabta AIDS-ka waxaa lag qiyaasay 24,000 qof, waxaana xilligaas cudurkaas u dhintay 1,600 qof, waxaana ku agoomoobay 8,800 carruur ah… Cudurka dilaaga ah ee AIDS waxaa qaba 22.4 million oo qof oo ku nool dalalka Afrika ee Saharaha ka hooseeya. Sannadkii 2008 waxaa lagu qiyaasay in 1.4 million oo ku nool dalalka Saxaraha ka hooseeya, waxaana xilligaas cudurkaas... 
Halkudheg:

Things a Responsible Somali Government Would Do | Dool

Jan 25, 2010
There is a dire need to take care of the Somali nation and its myriad issues, crises and interests. The Transitional Government can still do the job it has been established for and even accomplish for the nation. To do so, it will need to regain the initiative. The solution lies in how we utilize our human capital. The question is: What should a responsible Somali Government do? It would:  Establish... 
Halkudheg:

Midowga Yurub oo wada qorshe Dowladda Federaalka loo gu soo tababarayo Ciidamo

Jan 25, 2010
 Midowga Yurub Wasiiradooda Arimaha dibadda ayaa lagu wadaa in kulan looga hadlayo sidii tababaro loo siin lahaa ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya ku yeelanaya magaalada Brussels ee dalka Belgium. Shirkaan ay isugu imaanayaan wasiirada arimaha dibadda ee Midowga yurub ayaa waxaa la filayaa in diiradda lagu saaro sidii loo meel marin lahaa go’aan horay ay ugaareen midowga yurub oo ahaa in tababaro... 
Halkudheg:

Can Ethiopia lead the Horn of Africa to Peace and Prosperity?

Jan 25, 2010
By Prof Said Sh. Samatar Jan 19, 2010 My remarks center around a simple question, which goes as follows: CAN ETHIOPIA LEAD THE COUNTRIES OF THE HORN TO PEACE AND PROSPERITY?  I must answer the question in the affirmative.  If I don’t, I fear I’d perish of despair.  I believe that Ethiopia holds the key to the future of this desperate region.  Or to put it differently, Ethiopia, in my... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...