Home » Archive Maalinta January 24th, 2010

Lacagta cusub ee TFG soo saarayso ma dalkaa loogu danaynayaa mise waa lagu danaysanayaa?

Jan 24, 2010
Aslamu caleykum waraxmatulaah wabarkaatu salaan ka dib waxaa baryahan isa soo tarayay lacag cusub oo dawlada federalka ah ee Soomaaliya ay soo saarayso taasoo ay la kaashatay dawlada sudan, lacagta ayaa lagu qiyaasay in ay u dhiganto lacag gaadhaysa ilaa iyo 5 billion oo dollorka maragenka ah. hadaba maqaalkini waxaa uu egayaa bal lacagtan cusub ee dawlada uu hogaamiyo sh.shariif ay soo saarayso ma... 
Halkudheg:

Dugsiyada Quraanka Kariimka ah Lagu Barto Ee Deegaanada KM-13 Ee Loo Barakacay Oo ay Ka Muuqdaan Dayacnaan Aad U Baahsan

Jan 24, 2010
  Hay,adda Horumarinta iyo Samafalka ficil ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaano  Fidro (Ficil Develoment Relief  Org ) ayaa maanta qaylo dhaan kasoo saartay dadka barakacaaysha ah gaar ahaan dugsiyada quraanka iyo weliba goobaha wax lagu barto taasoo ay sheegeen inay jirto hoy la,aan baahsan oo soo wajahaday goobaha dugsiyada quraanka iyo weliba caruurta dhibaataysan ee isugu jira Agoonta iyo kuwa... 
Halkudheg:

Jaaaliyadda Australia oo deeq qalab caafimaad ah soo gaarsiisay isbitaalka dhexe ee Degmada Garoowe.

Jan 24, 2010
Waxaa maanta gudaha Isbitaalka weyn ee degmada Garoowe si rasmi ah loosoo gaarsiiyey qalab caafimaad oo isugu jira qalabka lagu dabiibayohooyadda uurka leh iyo caruurta yar yar si ay ugu sahasho hooyooyinuurka leh dhalintaanka oo inta badan u dhiman jiray dhiig joojinla’aan. Halkan ka eeg sawiro dheeraad ah Munaasabada deeqdani oo ay goobjoog ka ahaayeen Masuuliyiin sar sareoo ay ka mid yihiin Wasiiradda... 
Halkudheg:

Shirkadda Urur-Livestock oo soo gabagabeeyay Siminnaar lagu baranayay xannaanada xoolaha

Jan 24, 2010
   Shirkadda Urur-Livestock ayaa maanta kusoo gabgabeysay siminnaar lagu baranayay xannaanada xoolaha Magaalada Muqdisho, kaasoo ay ka faa’iidesteen arday bartay cilmiga xannaanada xoolaha, shaqaale ka tirsan shirkadda iyo qaar ka mid ah dadka deegaankii lagu qabtay tababarka. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah   Maareeyaha Shirkaddan oo ah mid madaxbanaan Dr. Axmed Sheekh Max’ed (Afey) oo la... 
Halkudheg:

Aragtida Dhaqaale ee Dalka Soomaaliya iyo Qorshaha Mustaqbalka .

Jan 24, 2010
Hordhaca dhaqaale ee Dalka Soomaaliya ayaa wuxuu yahay mid uu la wadaago Waddamada soo koraya ama loo yaqaan Dunida seddexaad ,hase ahaatee Dalkeenna waxaa u weheliya Dagaallo aan joogsi lahayn oo sokeeye oo hadba weji cusub isu bedelaya taasina ay abuurtay in wax soo saarkii Dalka uu wiiqmo waxyaabihii Dibadaha laga keenayeyna ay noqdaan kuwa la quuto kuwii Dalka ka bixi lahaana la waayo Nabadgelyo... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...