Comments on: Website-yada Qaar Nooc Isbaaro Cusub | Amiin Yuusuf

By: xasan cowke
bismilaahi waxaan u argaa arin fiican badashada alaada websitka waan ahurmar vxaga saxaafada ah mana jirto ayaan isleeyahay sabaab iminka lagu caayo websityada soomalida marka waa hurmar waxeeyna wararka xaqiiqda kusaleeysan usoo quraan qeeybaha kaladuwan ee aqristayaasha marka anigu waan taa geeyrsanahay byyyyyyyyyyyyyyyy waat mahadsan tihiin

By: Shukri Sh. M
AAWW,

Ha ogaado qofka websidekiisa aan wax wanaagsan ku qorin inuu sumcad beelayo haddii xitaa uu wanaagsanaado oo towbad keeno, tan kale Amiin khasaaro hadalka ah in  Soomaali tiri: “Waana Abuuris baa ka horeysay”, aniga ma qabo inay sax tahay inkastoo la yiri waayo, Alle Kitaabka Quraanka ma soo dejiyeen haddii aanu qofka iska bedelaynin abuurkiisa, oo in lagu waana qaato ayuu Alle u soo dejiyey, Alle ha caafiyo waa qof jiran qofka webkiisa ku qora waxyaabaha isku dirka keeni kara ama beenta ah.

AAWW

By: xamse
magacaygu waa xamse riiraash marka hore waxaan salaamayaa dhamaandood somalitalk iyo dadka soomalida ah waynu ognahay saxaafadu inay ka mid meesha kaliya ee waxna laga hagaajin karo waxna laga xumayn karo hadaba anigoo ka mida qorayaasha dada yar ee juhdiga badan u bixiya ayaan ogaaday dadka websiteyada badankii iska leh inayna tixgalin waxyaala dadna guud sida mqaalada mujtamaca taariikhda wanaaga nabadgaliyada lakiin dadku ay ka helaam waxyaalaha siyaasada iyo waxyaalaha aflagaadada ah runtii markaan websiteyada qaarkood kusoo bandhigo dadbadanbaailasoo xidhiidha iguna dhiiri galiya inaan halkaasi kawado waxyaalaha danta guud hadaba saxaafada waxaan u sheegi lahaa fadfadlan waar waxyaalaha qiimaha badan sida taariikhda nabadgaliyada iyo danta guud ka horamariya waxyaalaha siyaasada iyo qabyaalada qudhonku ku jiro waxaan u mahadnaqayaa websiteyada badankii fikradayda tixgaliya iyo dadka badan ee iisoo dira waraaqaha dhiira galinta oo iyaga la/aantood aanan heerkan ku gaadhaan waadna mahadsantihiin

By: Aadan
masha allah waa maqaal wanaagsan sidaa ku wad walaal oo soomalida wax qorta fahansii in aan laiskuxadgudbin iyo qaabka wax loo qoro, waxaan ku boorinayaa dadka iskaleh website-yada in ay ka taxadaraan dhibka ay sameenayaan hadii kale ayagana inta aysameeyeen in laeg unbaa soogaari maalin ay noqotaba, qof walba beerta uu fasho unbuu miraheeda helayaa hadii aad geed kharaar abuurto waxaad gurani miro kharaar. hadii aad geed macaan abuurto waxaad guranaysaa miro macaan.

mahadsanid

Adan

By: Hassan
Waa run,

Hadda waxay noqdeen haddii aadan lacag isiin wax xun ayaan kaa qorayaa,

waana arrin khatar ah, wax sharci ah oo qabanayaana ma jiro. aqoonna ma leh waxayna is leeyihiin wax kula hadli karaa ma jiro, dhinac marka laga eego waxaad is dhahay way soo shaqo tageen, qaab isbaaro ah, qofkii aan iska laaluushin way la dirirayaan.

Bal akhriya Webside yada qaar Waxaa ku qoran cay iyo warbixino aan wax reference (Tixraac) ah lahayn, waxay qaarkood caayaan madax, qaar waxay caayaan oday dhaqameedyo (isimmo) qof kasta oo aan aqoon lahayn wuxuu dareemayaa in si aan xirfadaysnayn u shaqeynayaan,

Marmarka qaar waxay dhahayaan qofkii xalay la dilay hebel ayaa dilay, oo xittaa maxkamaddii ayey kala hor marayaan.

By: yonis mohamed
Amiin waa runtiis wax jira oo cad ayuu sheegay waa waxa aan la yaabahay, website nin ay is hayaan hooyadiis caayaya ama habaarayana waa aragnay marka waa yaab iyo amakaag.

By: Aadam Zaki
Haddii ay dadka wax qora ay  aamin sanaan lahaayeen kuna dhaqmi lahaayeen waxay farayso diintu ma dhacdeen dhibaatooyinka haatan na haysta

waa dhab in ay jiraan dad ku qawlaysto qalinka hasa ahaatee maalin ayaa la waydiin doonaa qof waliba wuxuu qoray

Somalitalk waxaan mar kale ku amaanayaa xilkasnimada iyo ka fiirsashada qormooyinka ay shaaciyaan

waa laga yaabaa inay mar mar dhacdo khaladaad ama qoraallo si khaldan usoo gala hadda waxay ogolyiniin aragtida qofka kale