Home » Archive Maalinta January 7th, 2010

Somalia and the cost of state failure | Nuradin Dirie

Jan 7, 2010
It is a great pleasure for me to be here today in the University of Copenhagen – the largest learning institution in Denmark. Up until recently, my exclusive knowledge and what I know about Denmark was limited to my former boss, Christian Balslev-Olesen, who is sitting with us here today.  But since then, I have learned quite few things about Denmark.   Speech by Nuradin Dirie at the Centre... 

Xulka Qaranka Soomaaliya oo Jimcaha la ciyaaraya Xulka Jabuuti

Jan 7, 2010
 Ciyaaryahanka khadka dhexe u maamula xulka ahna Captain-ka Xulka K/Cagta Soomaaliyeed Yuu Cali ayaa waxaa uu sheegay sida ay uga rajo qabaan in ay guul uga keenaan Tartanka CHAN Cup oo kulan ciyaareed ka tirsan ay xulka Jabuuti la yeelanayaan xulka Soomaaliya 8/01/2010 oo ah maalinta Jimcaha . “Waxaan ku sameynay diyaargarow adag halkan [Djibouti] iyo Muqdisho tababaro ayaan qaadanay,waxaana... 
Halkudheg:

Maxaa ka xasuusataa Dhacdooyinkii Sanadkii 2009?. Qore:Xaamid

Jan 7, 2010
Runtii way adagtahay waxyaabo sanad dhan dhacayey in lagu soo koobo qoraal yar, balse waxaan isku dayaaya waxyaabihii ugu muhiimsanaa oo sannadkaas 2009 ka dhacay in laga helo warbixintaan . Sannadkaas dhamaaday ee 2009, waxaa lagu tilmaami karaa in Soomaliya ay ka dhacdey Isbedelo Siyaasadeed oo waaween, oo ay ka mid yihiin Doorashadii SH. Sharkiif ,Bixitaankii ciidamada Ethiopia iyo Doorashadii puntland... 
Halkudheg:

Ma dhabaa in Safaaradaha Soomaaliya ee Dalka Syria in ay gashay liiska Safaaradaha ugu shaqada badan dalalka Carabta Marka la eego Sanadkii tagay 2009-ka

Jan 7, 2010
Ayada oo Sanadkii tagay ee 2009-ka ay jireen Marxalado kala duwan haba ahaadeen kuwii ugu Xuma ee sanadihii tagay 2007-2008- ay la mid ahayd, oo soo Maray Soomaaliya, ayaa hadana waxaa jiray horumar la taaban karo oo ay sameeyeen Safiirada dalalka Caalamka u Jooga Soomaaliya qaarkood. Haddii aan u soo noqdo Safaaradda Somalia Ee Dimishiq waxay ka mid tahy Safaaradaha yar ee fara ku tiriska ah ee habeen... 
Halkudheg: ,

Saaka iyo Muqdisho oo laga dareemayo barkac, meyd duugis , ispitaal geyn dadkii shalay ku dhawacmay madaafiicda iyo arimo kale

Jan 7, 2010
Guri ku yaal saldhiga bolice-ka ee dagmada yaaqshiid ayaa la soo sheegayaa in madfac ku dhacay uu ku dilay 4 qof daqiiqado ka dibna lagu soo celiyey kaas oo isna dilay 9 ka mid ah ahaa dadkii u soo gurmaday reerka uu madfacu ku habsaday oo isugu jiray rag iyo haween waxaa kale oo uu geystay dhawaca ku dhawaad 20 oo kale Duqeymahaan ayaa ka imanayesay fadhiisimada ay dagan yihiin Ciidamada AMISOM iyo... 
Halkudheg:

Minneapolis: Sister Of Man Killed In Triple Homicide Speaks Out

Jan 7, 2010
(WCCO) The sister of one of the men murdered last night in South Minneapolis said her brother was a good man. Rahma Warfa said he was a father to four kids, an employee for GE and a husband to a wife who’s hurting so badly, she won’t even talk to the family. “Until she sees him, she won’t believe that he’s dead,” Warfa said. She said they’re waiting for the... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...