Home » Archive Maalinta January 4th, 2010

Waraaq ku socota AlShabaab, X.Islaam iyo Soomaali oo dhan | Dr Yuusuf Issa

Jan 4, 2010
Asalaama caleykum ww, ayaan leeyahay dhamaan Somali, Warqadan waxaan Walaalaha ka codsanayaa iney iga gaarsiiyaan Alshabaab iyo Xisbul   Islaam . Waxaan jeclahay si kooban oo nuxur leh inaan uga hadlo ujeedadeyda Walaalaha Somaliyeed dhamaan weynu ognahay waxii inaku dhacay,waxeynu kaloo ognahay waxa xalku yahay balse waxay naan ogeyn sidaan xalka ku gaari lahayn,marka su’aasha meesha taal waxa... 
Halkudheg:

Wasaaradda Cadaaladda & Arimaha Diinta oo maanta aqoon isweydaarsi lagaga hadlayo HIV AIDSka u furtay Culimaudiinka Reer Puntland.

Jan 4, 2010
Waxaa maanta gudaha magaalada Garoowe aqoon isyweydaarsi socon doona muddo 4 cisho ah Wasaaradda Cadaalada & Arimaha Diinta u furtay Culimaudiinka Reer Puntland kaasi oo lagaga hadlayo halista HIV Aidska. Aqoon isweydarsigani oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaaladda & Arimaha Diinta ayna gacan ka siinayso hay,adda UNDP ayaa maanta waxa uu si habsami ah ugu furmay xarun cusub oo ay maanta... 
Halkudheg:

Danish Police Start Inquiry in Cartoonist Attack

Jan 4, 2010
OSLO — The Danish police have ransacked three apartments in an attempt to determine whether a 28-year-old immigrant from Somalia acted on his own initiative on Friday when he was suspected of trying to kill a newspaper cartoonist whose 2005 drawing of the Prophet Muhammad set off pitched riots among offended Muslims in the Middle East and elsewhere. “We seized computers, mobile phones, DVDs and... 
Halkudheg:

Halgankii Xornimada Dalka iyo Kaallintii Culumaa’udiinka Soomaaliyeed | Daadurey

Jan 4, 2010
Taariikhda soo yaalka ah ee Dalka Soomaaliya ayaa marnaba aysan ka dahsoonayn kaallintii ay Culumaa’udiinka Dalka Soomaaliya ay ka soo qaateen Xornimadii Dalka iyadoo laga dareemi karo Shucuur Diin, Dhaqan iyo Dal jacayl Dhab ah , waxaad ka garan kartaa sida uu Gumaystuhu ugu  kala jejebiyay Dalka Soomaaliya Shanta Qaybood inay ahaayeen kuwa Gumaystaha baday Jab iyo Halaag uusan ka soo Waaqsan... 
Halkudheg:

Dr.CALI CUSMAAN: Atlanta Plan Waa Barnaamij Horumarineed Ee Arimaha Bulshada Afrika..

Jan 4, 2010
ATLANTA: Waxa dhawaan lagu qabtay xaruunta Jaamacadda Clark University shir balaaran oo looga hadlaayey horumarinta barnaamijka Atlanta Plan oo ay ka soo qayb haleen Kuxigeenta Madaxwaynaha Jaamacadda Clark Universaty Dr.Jones Tamica,Ron Davis, Mike Spino,Inj. Cumar Shekhey oo ah Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Atlanta, Dr. Cali Cusmaan Cali iyo Halyey Cabdi Warsame Isaaq. Waxaana ugu horeyntii... 
Halkudheg:

Bayaan Kasoo Baxay Shirka Golaha iimaamyada ee Waqooyiga Ameerika ee ka socday Seattle Washington

Jan 4, 2010
 Golaha imamyada ee waqooyiga ameerica oo la aasaasay  sanadkii 2001 waxaa ku midoobay in ka badan 17 masaajid oo ku yaala gobalada kala duwan ee wadankan mareykan iyadoo looga gol lahaa in ay iska kaalmeeystaan khidmada ay u hayaan bulshada soomaaliyeed eek u dhaqan mareykanka  Guluhu wuxuu ku guuleestay inuu dhiso masaajiddo iyo xarumo badan oo islaami ah taas oo ah mid ka mid ah ujeedooyinkaii... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...