Home » Jadwal »

Jadwalka Salaadaha

Halkan waxaad si fudud uga heli kartaa waqtiyada la tukado Salaadda. Gaar ahaan magaalooyinka ku yaal daafaha Adduunka, sida Woqooyiga Ameerica (USA iyo Canada) iyo dalalka Yurub iyo bariga fog. Boggan waxaan ku soo koobnay dhawr magaalo oo ku yaal Sweden, Denmark, USA, Canada iyo UK, si fudud ayaadna markasta uga daalacan kartaa waqtiga Salaadda. Marka aad soo gashid bogga SomaliTalk.com eeg dhanka hoose ee cinwaanka JADWAL ama guji linkiga dhanka sare ee JADWAL si aad u soo booqatid boggan Jadwalka salaadaha, sidoo kale waxaan ku dari doonaa Magaalooyin kale oo Maraykan iyo Yurub ah.   

Magaalooyinka kale ee Adduunka…. Halkan ka eeg linkiga jadwalka salaadaha   


   

USA

Minneapolis, MN (Qiblada: Woqooyi-Bari / NE) Columbus, OH (Qiblada: Woqooyi-Bari / NE)
Seattle, Washington (Qiblada: Inta u dhaxaysa Woqooyi iyo
Woqooyi-Bari / N-NE)
Gobolka Maine (Qiblada: Inta u dhaxaysa Woqooyi-Bari iyo
Bari / NE – E)

CANADA

Toronto (Qiblada: Woqooyi-Bari / NE) Ottawa (Qiblada: Woqooyi-Bari / NE)
Edmonton (Qiblada: Inta u dhaxaysa Woqooyi iyo Woqooyi-Bari
/ N-NE)
London Ontaril (Qiblada: Woqooyi-Bari / NE)

YURUB

UK: London, (Qiblada: Inta u dhaxaysa Bari iyo Koonfur-Bari
/ E-SE)
Stockholm, Sweden (Qiblada: Koonfur-Bari / SE)
Copenhagen, Denmark (Qiblada: Koonfur-Bari / SE) Oslo, Norway (Qiblada: Koonfur-Bari / SE)

  

 Magaalooyinka kale ee Adduunka…. Halkan ka eeg linkiga jadwalka salaadaha  

  

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: ,

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.