Home » Archive Maalinta January 2nd, 2010

Maxaa ku dhacay damiirkii iyo Dadka Soomaaliyeed | Nasra Mohamud Elmi

Jan 2, 2010
Dadka Soomaaliyeed waxa ay lahaayeen Tusaalooyin Xikmadi ay ku jirto khaasatan marka ay doonayaan in ay wax cabiraan iyadoo dadka Soomaaliyeed waxyaabaha ay Hodanka ku yihiin sida xoolaha nool iyo kheyraadka kale dabiiciga ah ay wax ku cabiraan, Maandeeq waa magaca hal waxaana loola jeedaa Gobanimada iyo wanaaga ay leedahay.- Ummada soomaaliyeed waxay ahaayeen kuwo aad isugu damqada aadna isu jecel... 

Puntland iyo sanadkii Tegay 2009ka | Cabdixakiim Jaamac Jooje

Jan 2, 2010
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Kadib waxaan dhammaan akhristayaasha sharafta iyo qadarinta mudanba leeyahay iga gudooma salaanta islaamka ah iyo hambalyada sanadka cusub. January 2009 waxaa talada Maamulka Puntland la wareegay maamulka cusub ee uu hormuudka u yahay madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole. Maamulkaas intii uu... 
Halkudheg: ,

Muuqaalka iyo Naqshadda Cusub ee SomaliTalk.com Ku soo dhawaada….

Jan 2, 2010
Bahda SomaliTalk waxay markale akhristayaasha u soo bandhigayaan website-ka oo la casriyeeyay, waxna laga badelay muuqaalka. Laakiin xogtii ku jirtey websiteka ay sideedii ugu kaydsan tahay (Xogtii 10-kii sano ee la soo dhaafay). Haddii aad u baahatid kaydkii qoraaladii hore waxaad eegtaan dhanka midid ee shaashadda meesha ay ku qoran tahay: Archive/Maalinle Archive/Bilkasta Sidoo kale waxaad xogta... 

Warbixinta Shirkii Qurba Joogta Gobolka Bari ee USA – Qaybtii Koowaad

Jan 2, 2010
WARBIXINTA SHIRKII QURBAJOOGTA GOBOLKA BARI USA– QAYBTII KOWAAD. Min-Guurshe: Architect Yusuf Botan, Isku Dubaridkii iyo Saxitaanka  Eng. Muhidin Hussein Eid, Asluubayntii Eng. Mohamud Siwaqron, Qalinkii Prof. Farjac Warbixinta kooban: Shirkii Qurba Joogta beelaha Gobolka Bari ee Mareykanka (USA), waxay tala ku soo jeediyeen in Gobolka Bari loo qaybiyo shan gobol oo kala ah Gobolka Bosaso, Gobolka... 
Halkudheg:

Jadwalka Salaadaha

Jan 2, 2010
Halkan waxaad si fudud uga heli kartaa waqtiyada la tukado Salaadda. Gaar ahaan magaalooyinka ku yaal daafaha Adduunka, sida Woqooyiga Ameerica (USA iyo Canada) iyo dalalka Yurub iyo bariga fog. Boggan waxaan ku soo koobnay dhawr magaalo oo ku yaal Sweden, Denmark, USA, Canada iyo UK, si fudud ayaadna markasta uga daalacan kartaa waqtiga Salaadda. Marka aad soo gashid bogga SomaliTalk.com eeg dhanka... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...