Khariidado iyo Buugaag
Khariidad muujineysa Loolka iyo Dhigaha Xadaynaya badda u
dhaxaysa Somalia iyo Yemen.. Isha sawirka: GoogleEarth
Khariidad muujineysa Loolka iyo Dhigaha Xadaynaya badda u
dhaxaysa Somalia iyo Kenya. Isha sawirka:
GoogleEarth
Loolka iyo Dhigta 4°54'13"S, 46°24'55"E ayaa xadaynaya cabbirka cusub ee badda
u dhxaysa Somalia iyo Kenya
Cabbiradii iyo xadayntii hore ee badda Soomaaliya
khariidada Kenya
u gudbisey Qarammada Midoobay oo muujineysa sida ay Kenya u sheeganeyso
badda Soomaaliya
Khariidad muujineysa xadka badda Soomaaliya, ayadoo la adeegsanayo 200nmi .
Isha: Buuugga V.L Forbes
Kharaada hore oo muujinaysa xadka badaha oo la calaamadiyey. Isha: Buugga
Continental Shelf Limits ee uu qoreen
Peter J. Cook & Chris Carleton (2000)
Shaxda Dalalka iyo badda inta ay hore u sheegteen -
Warbixintii UN-ta ee May 28, 2008.
Buugga "Continental Shelf Limits" ee ay qoreen
Peter J. Cook, Chris
Carleton (2000) , bogga 67aad, waxaa uu kaga hadlay cabbirka Cirifka
Qalfoofka Qaaradda (Continnental
Margin) ee 200 nmi. Australia waxay sheegataa baaxad badeed oo gaareysa 8.6
million km2 oo ah aagga EEZ Waxaa jira dadal kale sida Argentina, Canada,
Indonesia, New Zealand, Russia iyo USA oo ay dhici karto in ay sheegtaan bed ka
badan 2 million oo laba jibaaran. Burma iyo Soomaaliya waxaa mid kasta sheegan karaa
bed gaaraya 390,700km2, halka Ciraaq, Jordan, Singapore iyo Zaire ay
sheegaan karaan 1000km2.
Buugga "The maritime boundaries of the Indian Ocean region" oo uu qoray
Vivian Louis Forbes (1995)
Buugga "Regime of Islands in International Law" ee u qoray
H.W. Jayewardene
(1990)
Buugga "Exclusive Economic Zone Claims" oo uu qoray
Robert W. Smith (1986)
Buugga "Eastern African States and the Exclusive Economic Zone" ee uu qoray
Aggrey K L J Mlimuka
(1998).
Buugga "African
States and Contemporary International Law", oo uu qoray
Tayo O. Akintoba (1996)
Buugga "Crucible for Survival: Environmental Security and Justice in the Indian
Ocean Region" oo ay qoreen
Timothy Doyle iyo
Melissa Risely (2008)
The Red Sea and the Gulf of Aden
Qore: Ruth Lapidoth, dabacadii 1982.
Tixraac dheeraad ah:
Website Shirkii Qaramada Midoobey ee April 29, 1958 ee xeerka badaha
adduunka:
http://untreaty.un.org/cod/avl/ha/gclos/gclos.html
Sida ku cad buugga CIA Factbook, Soomaaliya waxay sheegataa in 200 nmi oo badda
ah ay ka mid tahay dhulka Soomaaliya.
Somalia:
territorial sea: 200 nm
https://www.cia.gov/library/publications/the-world-factbook/fields/2106.html
Warbixin Indonesia ka diyaarisay xadka badaheeda:
http://www.un.org/
http://www.southchinasea.org/docs/
http://en.wikipedia.org/wiki/Territorial_waters
http://en.wikipedia.org/wiki/Arab_League
http://en.wikipedia.org/wiki/United_Nations
http://www.un.org/members/list.shtml
http://en.wikipedia.org/wiki/African_Union
http://www.un.int/somalia
So.Sh. Exchange rate (Shillings):
http://users.erols.com/kurrency/so.htm
http://www.un-somalia.org/Country_Team/index.asp
Sourcebook on Public International Law By Tim Hillier
. International Boundaries Research Unit.
(The Geographer,1972: 17)
. The Maritime Political Boundaries of the World, 3rd Edition (Prescott &
Schofield)
http://www.cisg.law.pace.edu/cisg/text/treaty.html
Cabbirka xaglaha:
http://www.movable-type.co.uk/scripts/latlong.html
http://pdrcsomalia.org/publication/
"20kii March 2009 ayaa Jamhuuriyadda Yemen waxay Guddiga Xadaynta badaha
Adduunka ee UN-ta u gudbisay cabbirada dhul-badeedka dalkaas xadaynaya ee ka
baxsan 200nmi ee qalfoofka qaaradda, ayada oo raacaysa qodobka Article 76,
qaybtiisa 8 ee Xeerka Qarammada Midoobay ee Badaha ee 10 December 1982" Sidaas
waxaa ku bilowday qoraal ay 20kii Maarso 2009 faafisay shabakada UN-ta.
http://www.un.org/Depts/los/clcs_new/