SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MINNEAPOLIS

HILINKA SUUGAANTA IYO HAL-ABUURKA MINNESOTA

Waxaa  lagugu Casumay kulan looga hadlayo "Hilinka Suugaanta iyo Hal- Abuurka Minnesota." Goobta Shirku ka Dhacayo waa Jaamacadda Minnesota University Of Minnesota Willy Hall , Qol ka 125, Ciwaanka ka eeg Halkan Fadlan.

Ballantu waa Sabti July 11, 2009. Saacadda 5:00 - 8:30pm

Qurbe-joogtu kaalin weyn ayay ku leedahay fara-ku-haynta iyo kobcinta hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed. Gaar ahaan, ka war-qabidda Af-Soomaaligu waxa ay muhiim u tahay horumarka Soomaalida qurbaha ku nool. Maahmaahyo iyo Murti Ha Moogaan Maalinta Hilin ka Suugaanta iyo Hal- Abuurka Minnesota.

Waxii intaas dheer kala Xiuriir Telefoonadaan Hana Moogaan in aad Warqadda Casumaadda isha mariso
Tell 612-876-1464 Tell 612-735-6757

La xiriir Anwar

Flyer-ka casumaadda ka eeg halkan


 


Ustaad Dalboon
Minnesota Minneapolis

 

Faafin : SomaliTalk.com | June 27, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

 


Dhul-Badeedka Soomaaliya


Waxaan ku baaqeynaa in Heshiiska badda ee dhexmaray dowladda Kenya & DFKMG loo soo bandhigo culimaa’uddiinka iyo qaanuunyahanno, kadibna baarlamaanka DFKMG.. Akhri



Axmad Walad Cabdalla oo Muujiyay in uusan ka war hayn Akhbaarta ku Saabsan Qalfoofka Qaaradda Badda ee Soomaaliya u Gudbisay Qarammada Midoobay ee uu isagu Diyaariyay....



Faarax Qare: Calaamada Kenya iyo Soomaaliya waa Xariijin kala cad.. iyo Kenya & Soomaaliya oo Raadinaya Xallinta Muran Dhuleedka...
Akhri/Daawo


prof ibbi
Dowlada KumeelGaarka ah oo Markale Heshiiskii Nairobi Difaacday, Qirtayna in Kenya Badda Soomaaliya Kusoo Xadgudubtay Akhri/Daawo...


wasiir
Kenya oo 2005 la soo Xiriirtay DFKMG ayadoo Doonaysay in ay wada hadal furaan ama sheegasho ku saabsan qayb ka mid ah Badda Soomaaliya.


UN
Shirka Jaraa'id ee Xoghaynta Guddiga Xadaynta Badaha - oo Sheegay Hadallo Daaha ka Rogay Arrimo ay Madaxda DFKMG ku dadaalayeen in aan shacabku ogaan:


caruusha
Isbarbar dhig Heshiisyadii Caruusha iyo Nairobi... Akhri..



Bayaan ay soo saareen Jaaliyadda Soomaaiyeed -Yurub



DHAXALWAREEG ( Gabay Cusub) - Eng. Cibaar



"...haddii aad tagtid Archive-ka ama Libreeriga Congress-ka Maraykanka waad heleysaa EXACTLY BEARING-ka (jihada xadku u socdo) oo ilaa inta uu qalin gaaro ku tusaysa, waa wax record-kii meesha jiro (Diiwaan). Akhri..



Barnaamij ay ka qayb qaateen  Prof. Cabdi I.Samatar  iyo Eng. Maxamed Cali  oo ku saabsan dhul-badeedka Somalia
Dhagayso ama
Soo rog



Xasan Dhooye oo faahfaahiyay Heshiiskii Kenya & Soomaaliya
Q.1aad: Dhagayso ama soo rogo
Q.2aad: Dhagayso ama
soo rogo



Barnaamij ku saabsan xuduudaha badaha ee Radio Codka Beesha



ka hor daabacaadii cilmi-baarista


HESHIISKII IS AFGARAD

Heshiiskii Is Afgarad ee Kenya iyo Soomaaliya: Af-Soomaali
| English Version