
Xarunta Iskaashiga Soomaalida Norway waxay ugu bishaaraynaysaa bulsho
waynta Soomaaliyeed ee ku dhaqan Norway qabashada Mu`tamar
sanadeedkeedii afaraad oo cinwaankiisu yahay:
Islaamka iyo hagaajinta
Bulshada
الإسلام وإصلاح المجتمع
Islam og Samfunnsreform
25 – 28 Juni 2009.
Maalmaha 25-26.09. waxa uu bilaabanayaa Kl.16:00-22:00.
Maalmaha 27-28.09. waxa uu bilaabanayaa Kl.11:00-22:00.
Goobta: Elvebakken videregående skole, Vestre Elvebakken 3,0182 Oslo.

Culimada iyo wadamada ay ka imaanayaan:
- Sh. Cabdiraxmaan Suleymaan Bashiir - Djabuuti.
- Sh. Cusmaan Xaaji Yuusuf (Usuuli) - Uk.
- Sh. Ismaaciil Cabdi Hure (Sh. Ismaaciil Dheeg) - Hargeysa.
- Sh. Xasan Maxamuud (Sh.Xasan Jaamici) - USA.
- Sh.Maxamed Sh. Rashiid
-USA.
Xarunta Iskaashiga Soomaalida Norway
Post.2911 Tøyen 0608 Oslo
Tel.21377178 / 92094646 / 41180181
Besøkeadress. kolstadgata 18. 0652
E-mail: dsssenter@gmail.com