SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MUQDISHO

Dr Cabdirisaaq yuusuf axmed iyo Meymuun cumar maxamuud oo Arooskoodu ka dhacay Muqdisho

Drs hooyo xabiibi maxamed afrah, Abuukar m. gacal  iyo Dr yuusuf axmed hiraabe iyo  reeraha kala ah       

  • Reer  SH cumar maxamud gacal
  •        Reer   Yuusuf Axmed hiraabe
  •        Reer   Abuukar maxamud gacal      
  • Reer  Cabdiraxmaan cabdulle cabdi
  •       Reer  Maxamed ceymow
  •        Reer  Xasan maxamed dhiblaawe      
  • Reer  Cabdi maxamud  dhiblaawe      
  • Reer  Maxamed afrah       
  • Reer  Maxamuud afrah
  •        Reer Xiirey qaasim weheliye
  •        Reer Cariif qaasim weheliye      
  • Reer  Cumar afrah       
  • Reer  Cariif qaasim weheliye      
  • Reer  Yuusuf cali baxaar
  •        Reer Xasan maxamuud Foodle      
  • Reer  Gacal duqow       
  • Reer  Qeylow weheliye
 

Waxay hambalyo aroos farxadeed  u dirayaan awlaadooda  Dr Cabdirisaaq yuusuf axmed (Jalaaluldiin) iyo Ustaada Meymuun cumar maxamuud (Qaali) oo ku aqal galay magaalada muqdisho ee dalka soomaaliya 16ki July 2009 waxay lee yihiin “Baaraka laahu lakumaa wa baaraka caleykumaa wa jamaca beenakumaa bi alf qeyr” guurkiina guur qeyr guriga guri sami wiil iyo caano  gabar iyo caano.

Mabruuk Mabruuk Mabruuk  Mabruuk Mabruuk Mabruuk 

La xiriir dalmaryare@hotmail.com

Faafin : SomaliTalk.com | July 21, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

 


Dhul-Badeedka Soomaaliya


Waxaan ku baaqeynaa in Heshiiska badda ee dhexmaray dowladda Kenya & DFKMG loo soo bandhigo culimaa’uddiinka iyo qaanuunyahanno, kadibna baarlamaanka DFKMG.. Akhri



Axmad Walad Cabdalla oo Muujiyay in uusan ka war hayn Akhbaarta ku Saabsan Qalfoofka Qaaradda Badda ee Soomaaliya u Gudbisay Qarammada Midoobay ee uu isagu Diyaariyay....



Faarax Qare: Calaamada Kenya iyo Soomaaliya waa Xariijin kala cad.. iyo Kenya & Soomaaliya oo Raadinaya Xallinta Muran Dhuleedka...
Akhri/Daawo


prof ibbi
Dowlada KumeelGaarka ah oo Markale Heshiiskii Nairobi Difaacday, Qirtayna in Kenya Badda Soomaaliya Kusoo Xadgudubtay Akhri/Daawo...


wasiir
Kenya oo 2005 la soo Xiriirtay DFKMG ayadoo Doonaysay in ay wada hadal furaan ama sheegasho ku saabsan qayb ka mid ah Badda Soomaaliya.


UN
Shirka Jaraa'id ee Xoghaynta Guddiga Xadaynta Badaha - oo Sheegay Hadallo Daaha ka Rogay Arrimo ay Madaxda DFKMG ku dadaalayeen in aan shacabku ogaan:


caruusha
Isbarbar dhig Heshiisyadii Caruusha iyo Nairobi... Akhri..



Bayaan ay soo saareen Jaaliyadda Soomaaiyeed -Yurub



DHAXALWAREEG ( Gabay Cusub) - Eng. Cibaar



"...haddii aad tagtid Archive-ka ama Libreeriga Congress-ka Maraykanka waad heleysaa EXACTLY BEARING-ka (jihada xadku u socdo) oo ilaa inta uu qalin gaaro ku tusaysa, waa wax record-kii meesha jiro (Diiwaan). Akhri..



Barnaamij ay ka qayb qaateen  Prof. Cabdi I.Samatar  iyo Eng. Maxamed Cali  oo ku saabsan dhul-badeedka Somalia
Dhagayso ama
Soo rog



Xasan Dhooye oo faahfaahiyay Heshiiskii Kenya & Soomaaliya
Q.1aad: Dhagayso ama soo rogo
Q.2aad: Dhagayso ama
soo rogo



Barnaamij ku saabsan xuduudaha badaha ee Radio Codka Beesha



ka hor daabacaadii cilmi-baarista


HESHIISKII IS AFGARAD

Heshiiskii Is Afgarad ee Kenya iyo Soomaaliya: Af-Soomaali
| English Version