UNHCR: Warbixintii ugu dambaysay ee dadka ku barakacay Soomaaliya oo
tiradoodu gaartey 137,000 qof - (laga soo bilaabo June 1, 2009
ilaa
20 July 2009)
- Warbixintii Hay'adda Qaxootiga | Tarjumadii: SomaliTalk.com
Soo Koobid
Laga soo bilaabo 1 June 2009, waxaa dagaalada Muqdisho ku barakacay 137,000
qof. Tiradaas 101,000 ka mid ah waxay ka tageen Muqdisho halka 36,000 ay ku
barakaceen magaalada dhexdeeda.
Faahfaahin meelaha ay u barakaceen
101,000 waxay ka barakacay Muqdisho waxay u carareen Gobolada/Degmooyinka/
goobaha barakaca ee kala ah:
- 54,000 ilaa Gobolka Shabelle Hoose
- 37,000 ilaa Degmada Afgooye
- 25000 ilaa Ceelasha, Afgooye
- 7400 ilaa Lafoole, Afgooye
- 3000 ilaa Xaawo-Cabdi, Afgooye
- 1000 ilaa Afgooye, Afgooye
- 700 ilaa Carbiska, Afgooye
- 5200 ilaa Degmada Wanla Weyn
- 5000 ilaa Wanla Weyn, Wanla
Weyn
- 200 ilaa Leego, Wanla Weyn
- 5200 ilaa Marka District
- 2500 ilaa Marka, Marka
- 1500 ilaa Russia, Marka
- 700 ilaa Buulo Mareer, Marka
- 300 ilaa Shalaambood, Marka
- 100 ilaa Janaale, Marka
- 2400 ilaa degmada Aw Dheegle
- 1000 ilaa Bariire, Aw Dheegle
- 1000 ilaa Aybutey, Aw Dheegle
- 300 ilaa Aw Dheegle, Aw
Dheegle
- 200 ilaa Mubaarak, Aw Dheegle
- 1900 ilaa degmada Qoryooley
- 1500 ilaa Qoryooley, Qoryooley
- 400 ilaa Gaay Warow, Qoryooley
- 1600 ilaa degmada Baraawe
- 700 ilaa degmada Kurtunwaarey
18,000 waxay u barakaceen Gobolka Shabelle Dhexe, sida
- 7100 ilaa Degmada Jowhar
- 6000 ilaa Jowhar, Jowhar
- 500 ilaa Biyo cado, Jowhar
- 400 ilaa Jilyaale, Jowhar
- 200 ilaa Buulo Shiik, Jowhar
- 3800 ilaa Mahaday District
- 700 ilaa Fidow, Mahaday
- 700 ilaa Miir-Taqwo, Mahaday
- 300 ilaa Qurac-Madoobe,
Mahaday
- 3100 ilaa Balcad District
- 1200 ilaa Qalimow, Balcad
- 800 ilaa Caliyaalo, Balcad
- 600 ilaa Gololey, Balcad
- 400 ilaa Garas-Binwtow, Balcad
- 2300 ilaa Cadale District
- 1900 ilaa Caddow-Uul, Cadale
- 500 ilaa Xaaji-Cali, Cadale
- 1500 ilaa Warsheikh District
- 800 ilaa Ceel-Macaan,
Warsheikh
- 700 ilaa Warsheikh, Warsheikh
8,000 waxay u barakaceen Gobolka Galgaduud, sida:
- 4000 ilaa Degmada Ceel Dheer
- 1500 ilaa Degmada Cadaado
- 1400 ilaa Degmada Dhuusamarreeb
- 1100 ilaa degmada Ceel Buur
- 500 ilaa Ceel
Buur, Ceel Buur
- 300 ilaa
Ceel-Garas, Ceel Buur
- 300 ilaa
Gal-Hareri, Ceel Buur
7,200 waxay u barakaceen Gobolka Juba Hoose, sida:
- 5400 ilaa Degmada Afmadow
- 4700 ilaa Dobley, Afmadow
- 700 ilaa Afmadow, Afmadow
- 1800 ilaa Degmada Kismaayo
5,600 waxay u barakaceen Gobolka Bay, sida:
- 3300 ilaa degmada Baydhaba
- 1900 ilaa degmada Buur Hakaba
- 1500 ilaa Bur-Heybe, Buur
Hakaba
- 400 ilaa Buur Hakaba, Buur
Hakaba
2,300 waxay u barakaceen Gobolka Gedo, sida:
- 1200 ilaa degmada Baardheere
- 1100 ilaa Baardheere,
Baardheere
- 100 ilaa Masawa, Baardheere
- 600 ilaa degmada Doolow
- 500 ilaa degmada Belet Xaawo
2,100 waxay u barakaceen Gobolka Hiraan, sida:
- 1400 ilaa degmada Jalalaqsi
- 500 ilaa degmada Bulo Burto
- 200 ilaa degmada Matabaan
- 100 ilaa degmada Belet Weyne
1,400 waxay u barakaceen Gobolka Mudug
- 1,400 ilaa degmada Gaalkacyo
1,000 waxay u barakaceen Gobolka Bakool
- 500 ilaa degmada Waajid
- 400 ilaa degmada Tayeeglow
800 waxay u barakaceen Gobolka Woqooyi Galbeed
- 800 ilaa degmada Hargeysa
700 waxay u barakaceen Gobolka Jubada Dhexe
36,000 waxay ku barakaceen magaalada Muqdisho dhexdeeda, waxayna aadeen
degmooyinkan:
- 14100 ilaa Dayniile
- 8000 ilaa Wadajir
- 4800 ilaa Kaaraan
- 3600 ilaa Dharkenley
- 2200 ilaa Waaberi
- 1600 ilaa Shibis
- 1100 ilaa Haliwaa
- 1000 ilaa Xamar Jabjab
Guud ahaan waxaa lagu soo warbixiyey in dadka barakacay ay ka yimaadeen
degmooyinka ka mi dah Muqdisho ee kala ah:
- 31900 ka barakacay Kaaraan
- 30000 ka barakacay Banadir
- 23200 ka barakacay Yaaqshiid
- 12300 ka barakacay Shibis
- 7500 ka barakacay Cabdulcasiis
- 6800 ka barakacay Dharkenley
- 6300 ka barakacay Boondheere
- 5500 ka barakacay Wardhiigley
- 3700 ka barakacay Hawl Wadaag
- 2600 ka barakacay Haliwaa
- 2500 ka barakacay Shangaani
- 2100 ka barakacay Hodan
- 1500 ka barakacay Xamar Weyne
Isha warka:
Cynthia Kisaro
Public Information Intern
UNHCR BO-Somalia
Lion Place,Westlands
Tel:+254 20 4222204
Mobile:+254 721 100382
Faafin : SomaliTalk.com | July 20, 2009
"204,000 oo Qof oo ilaa Hadda ka Barakacay Dagaalada Muqdisho..." UNHCR -
July 6, 2009
Dagaalka Muqdisho ee u dhexeeya kooxaha muqaawamada iyo ciidamada dawladda
waxaa ku barakacay dad ka badan 204,000 qof laga soo bilaabo May 7, 2009 ilaa
July 6, 2009.
Dadka tiradoodu dhantahay 204,000 qof
o 55,000 ilaa Afgooye IDP, dadkaas 32,000 oo ka mid ah
Ceelasha, 13,000 ka mid ahna Lafoole.
o 60,000 waxay ku barakaceen Mogadishu dhexdeeda ama goobaha barakacayaasha ee
ku xeeran Mogadishu, sida
§ 23,000 ilaa Dayniile (oo ay ku jiraan KM10-13 iyo Garas Baaley)
§ 9,800 ilaa Dharkenley (oo ay ku jirto Kax Shiqaal)
§ 9,600 ila Kaaraan (oo ay ku jiraan Jabuti Gode iyo Galgalato)
§ 9,100 ilaa Wadajir
o Tiro kale oo dhan 89,000 qof waxay aadeen meelo sii durugsan oo ay ka mid
yihiin:
§ 24,000 ilaa Shabelle Dhexe (Middle Shabelle); ooo ay ka mid yihiin 11,000
aadey degmada Jowhar.
§ 23,000 ilaa Shabelle Hoose (Lower Shabelle), oo aysan ku jirin Afgooye.
§ 18,000 ilaa Galgaduud, 6,000 oo ka mid ah waxay aadeen degmada Dhuusamareeb.
§ 6,700 ilaa gobolka Juba Hoose (Lower Juba)
§ 6.000 ilaa Gobolka Bay
§ 3,900 ilaa Gobolka Gedo
§ 2,100 ilaa Gobolka Hiraan
§ 1,700 ilaa Gobolka Mudug

Eeg Sawirka oo Weyn (pdf)
Regards,
Cynthia Kisaro,
Public Information Intern
UNHCR BO-Somalia
P.O. Box 43801-00100
Nairobi,Kenya.
Tel:+254 4222204
Mob/Cell:+254 721 100382
Email: kisaro@unhcr.org
Faafin : SomaliTalk.com | July 9, 2009 |