SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Plasma University’ College of health science

Markii ugu horeeysay oo lagahirgaliyay waxbarasho heer Jamacadeeda Gobalka Gal-gaduud.

Plasma University’ College of health science, ayaa noqday kulyadii caafimaad oo ugu horeeysay abid laga furo xarunta Gobalka Galgaduud ee Dhusamareb. 



Sawirada Halkan ka daawo....

Akadamiyada  caafimaadka plasma waa jaamacad madax banana oo aan fa iido don aheen ee loo aas aasay carbinta daryeelka caafimad oo aqoon iyo amano cilmiyaded leh ee dadka Gobolkaan, waana jaamacadii koowaad oo ahli ah oo bixisa takhasuska cilmiga shaybaarka. 

Akadamiyada plasma waxay buuxinaysaa kaalintii machadkii sare ee tababarada shaqaalaha caafimaadka dalka si loo badbadiyo   mihnadaha caafimaad ee sii dabar go aya iyo fursad siinta shaqaalaha caafimaad ee hada ka shaqeeya isbitaalada gobolka iyadoo lakobcinaaayo tayada adeega iyo heerka aqoontooda  

Akadmiyada plasma waxay ku dhisantahay nidaamka semester-ka kaasoo ku salaysan saacaadaha waxbarashada (credit hours)

kuliyada plasma waxay sanad daraasadeedka 2009-2010 kuudiyaarsay abid markii ugu horaysay ee gobolka lagafuro akadamiyad caafimaad oobixinaysa  taqaqusyada kala ah   

Associate degree programs (degree dhexe ee heerka jaamacada )

1 Medical lab- tech ( shaybaarasyte caafimaad oo qalabaynkara maamulikara shaybaarada caafimaadka ee casriga ah)

2 In general nursing (kalkaaliye guud oo kahawl galikara qaybaha kaladuwan ee isbitaalada).  

Furitaanka plasma university ayaa ah mid Gabi ahan mesha kasaaray baahidii wax barashada ee aay lakulmi jireen arday kaqalin jabisa dugsiya sare ee Gobalka Gal-gaduud ee waxbarasho u aadi jirtay Gobalada kale ee dalka Somaliya iyo dibada. 

Plasma University’ College of health science, waxa aay udiyaarisay macalimin aqoon heersaraa leh oo loo carbiyay wax barista ardada silo helo aqoonyahano taye leh.

Ardayda wax kabarata plasma waa kuwo nasiib uhelay ineey helaan wax walboo aqoontooda kordhinkara xaga caafimaadka sida practical-ka lagu yaqaano plasma university oo aay horey ugu caanbaxday. 

wixii intaas faah faahin dheeraad ah waxaad kala xariiraysaa xafiiska  akadamiyada caafimaadka plasma ee ku yaala ex maanaboliya xaruntii hore ee sigaalka degmada dhusmareeb 

Contact address: +25215334486/62333366/708884/62593844 ama emilka abdiwaliaxmed@hotmail.com, plasma college@gmail.com /plasma foundation.gmail.com/info@plasma college.com /website www.plasmacollege.com 

Faafin : SomaliTalk.com | July 19, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

 


Dhul-Badeedka Soomaaliya


Waxaan ku baaqeynaa in Heshiiska badda ee dhexmaray dowladda Kenya & DFKMG loo soo bandhigo culimaa’uddiinka iyo qaanuunyahanno, kadibna baarlamaanka DFKMG.. Akhri



Axmad Walad Cabdalla oo Muujiyay in uusan ka war hayn Akhbaarta ku Saabsan Qalfoofka Qaaradda Badda ee Soomaaliya u Gudbisay Qarammada Midoobay ee uu isagu Diyaariyay....



Faarax Qare: Calaamada Kenya iyo Soomaaliya waa Xariijin kala cad.. iyo Kenya & Soomaaliya oo Raadinaya Xallinta Muran Dhuleedka...
Akhri/Daawo


prof ibbi
Dowlada KumeelGaarka ah oo Markale Heshiiskii Nairobi Difaacday, Qirtayna in Kenya Badda Soomaaliya Kusoo Xadgudubtay Akhri/Daawo...


wasiir
Kenya oo 2005 la soo Xiriirtay DFKMG ayadoo Doonaysay in ay wada hadal furaan ama sheegasho ku saabsan qayb ka mid ah Badda Soomaaliya.


UN
Shirka Jaraa'id ee Xoghaynta Guddiga Xadaynta Badaha - oo Sheegay Hadallo Daaha ka Rogay Arrimo ay Madaxda DFKMG ku dadaalayeen in aan shacabku ogaan:


caruusha
Isbarbar dhig Heshiisyadii Caruusha iyo Nairobi... Akhri..



Bayaan ay soo saareen Jaaliyadda Soomaaiyeed -Yurub



DHAXALWAREEG ( Gabay Cusub) - Eng. Cibaar



"...haddii aad tagtid Archive-ka ama Libreeriga Congress-ka Maraykanka waad heleysaa EXACTLY BEARING-ka (jihada xadku u socdo) oo ilaa inta uu qalin gaaro ku tusaysa, waa wax record-kii meesha jiro (Diiwaan). Akhri..



Barnaamij ay ka qayb qaateen  Prof. Cabdi I.Samatar  iyo Eng. Maxamed Cali  oo ku saabsan dhul-badeedka Somalia
Dhagayso ama
Soo rog



Xasan Dhooye oo faahfaahiyay Heshiiskii Kenya & Soomaaliya
Q.1aad: Dhagayso ama soo rogo
Q.2aad: Dhagayso ama
soo rogo



Barnaamij ku saabsan xuduudaha badaha ee Radio Codka Beesha



ka hor daabacaadii cilmi-baarista


HESHIISKII IS AFGARAD

Heshiiskii Is Afgarad ee Kenya iyo Soomaaliya: Af-Soomaali
| English Version