SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Assalaamu Calaykum
Ka Gudiga Hirgalinta Dhismaha Markiska Magaalada Gaalkacyo

Ku: Walaalaha kunool Qurbaha Sida Canada America Australia Norway
U,K Denmark iyo Dhammaan Meel kasta

KA QAYBQAADO DHISMAHA MARKISKA AL XIGMA EE MAGAALADA GAALKACYO

VIDO: HALKAN KA DAAWO

Dukumiintiga iyo Naqshadda Dhismaha: 1 | 2 | 3 | 4 | 5

Sawirada: Halkan ka daaw

Walaalayaal saad la socoteenba waxaa la dhagax dhigay dhismaha markazka alxikma ee magaalada Gaalkacyo taariikhdu Markay ahayd 15/06/2009 waxaa kasoo qaybgalay dhagax dhigaas culimada ugu caansan Gobalka iyo waxgarad farabadan oo Reer gaalkacyood ah oo isugu jira Culumo , ganacsato, nabadoono, iyo waliba qaybo kamida maamulka.
Waxaa kamid ahaa Culumadaas :-
1) Sheikh c/qaadir Nuur Faarax
2) Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf
3) Sheekh Axmed C/samad
4) Sheekh xasan max,ed ibraahin(Abuu xasaan)
5) Sheekh C/qani Qorane
6) Sheekh Yaasiin c/laahi
Intaas waa culimada martida ahayd oo gobolada kale nooga timid waxaanan filayaa inaad kala socoteen warbaahinta oo lagu faafiyey xafladaas dhagax dhiga

Walaalayaal markazku wuxuu ku kacayaa lacag dhan 120,000$ (boqol iyo labaatan kun oo doolar) wuxuu ka kooban yahay lix fasal oo waawayn oo ah rag iyo dumar Goobta Shirarka , labo maktabadood xafiisyo laga maamulo ,Makhaayad , jiko wayn oo gabdhuhu ku tababartaan, qoljiif ,qol kayd ah ,qol waardiye, waana labo dabaq.
Hadaba waxaa lacagtaa kor ku xusan waxaa reer gaalkacyood laga rabaa 45,000$ sidaa awgeed waxaan ugu baaqaynaa walaalaha gudaha Dalka ku sugan iyo Qurba Joogtu inay ka qayb qaataan.

Waxaana lagu soo hagaajinayaa tabrucaadka gudiga hirgalinta dhismaha markazka gaalkacyo oo kala ah:-
1) Sheekh Xuseen cigaal canshuur 0025290616712 ama 002525854562(guri)
2) Sheekh Axmed dheeli 0025290756814 ama 002525856303(xafiis)
3) Burhaan max,ud gurey 0025290757378
4) Cumar C/le max,ed (cumar dheere) 0025266010500
5) Faarax Bootaan Faarax 0025290792222 ama 002525852001(xafiis)
6) Sheekh Aadan max,ed cigaal 0025290780555 ama 002525858008(xafiis)
7) Macalim Qaasim Xasan Diini 0025290791769

Waxaad kalood adeegsan kartaan xawaalaha kala ah:-
1) Xawaalada Amal laanta Galkacyo Accountno:0711-04-43699-01markaska al-xigma
2) Xawaalada tawakal laanta Galkacyo Accountno:(DHEELI)markaska al-xigma
3) Xawaalada Dahabshiil laanta Galkacyo Accountno:D00254 (xikma association)

Lacagta nala ka rabo waxayd ahayd 45.000$ oo Doolar waxaan yabooha ka bilownay Magaalada Gaalkacyo
Waxaana helnay 17,000$ lacagta hadda nala ka rabo waa 28,000$ Wakhtiga naloo qabtay waa Lixbilood Sida Hishiiska Ku Cad
Culumadu waxay Fatwootay ama ogolaatay in Zakada lagu bixin karo Fadlan wixii intaas dheer kala xariir Gudiga Hirgalinta Dhismaha Markazka Gaalkacyo

D DR Sheekh Axmed dheeli Telephone ka Gacanta 0025290756814 ama 002525856303(Xafiis) Sawirada halkan ka daawo

Ustaad Dalboon

Faafin : SomaliTalk.com | July 9, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

 


Dhul-Badeedka Soomaaliya


Waxaan ku baaqeynaa in Heshiiska badda ee dhexmaray dowladda Kenya & DFKMG loo soo bandhigo culimaa’uddiinka iyo qaanuunyahanno, kadibna baarlamaanka DFKMG.. Akhri



Axmad Walad Cabdalla oo Muujiyay in uusan ka war hayn Akhbaarta ku Saabsan Qalfoofka Qaaradda Badda ee Soomaaliya u Gudbisay Qarammada Midoobay ee uu isagu Diyaariyay....



Faarax Qare: Calaamada Kenya iyo Soomaaliya waa Xariijin kala cad.. iyo Kenya & Soomaaliya oo Raadinaya Xallinta Muran Dhuleedka...
Akhri/Daawo


prof ibbi
Dowlada KumeelGaarka ah oo Markale Heshiiskii Nairobi Difaacday, Qirtayna in Kenya Badda Soomaaliya Kusoo Xadgudubtay Akhri/Daawo...


wasiir
Kenya oo 2005 la soo Xiriirtay DFKMG ayadoo Doonaysay in ay wada hadal furaan ama sheegasho ku saabsan qayb ka mid ah Badda Soomaaliya.


UN
Shirka Jaraa'id ee Xoghaynta Guddiga Xadaynta Badaha - oo Sheegay Hadallo Daaha ka Rogay Arrimo ay Madaxda DFKMG ku dadaalayeen in aan shacabku ogaan:


caruusha
Isbarbar dhig Heshiisyadii Caruusha iyo Nairobi... Akhri..



Bayaan ay soo saareen Jaaliyadda Soomaaiyeed -Yurub



DHAXALWAREEG ( Gabay Cusub) - Eng. Cibaar



"...haddii aad tagtid Archive-ka ama Libreeriga Congress-ka Maraykanka waad heleysaa EXACTLY BEARING-ka (jihada xadku u socdo) oo ilaa inta uu qalin gaaro ku tusaysa, waa wax record-kii meesha jiro (Diiwaan). Akhri..



Barnaamij ay ka qayb qaateen  Prof. Cabdi I.Samatar  iyo Eng. Maxamed Cali  oo ku saabsan dhul-badeedka Somalia
Dhagayso ama
Soo rog



Xasan Dhooye oo faahfaahiyay Heshiiskii Kenya & Soomaaliya
Q.1aad: Dhagayso ama soo rogo
Q.2aad: Dhagayso ama
soo rogo



Barnaamij ku saabsan xuduudaha badaha ee Radio Codka Beesha



ka hor daabacaadii cilmi-baarista


HESHIISKII IS AFGARAD

Heshiiskii Is Afgarad ee Kenya iyo Soomaaliya: Af-Soomaali
| English Version