SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - OGAYSIIS

Mutamarkii Islaamiga ahaa ee 7aad oo ka bilaaban doona magaalada Leicester ee wadanka Ingiriiska .

 

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Muslimiinta Soomaaliyeed ee Magaalada Leicester inay kasoo qayb galaan Fursadaan Qaaliga ah. Waxaa insha Allaahu ka bilaabmaya magaalada Leicester ee wadanka Ingiriiska mu'tamarkii sanad laha ahaa oo ah kiisii 7aad ,Mutamarkaas oo uu soo qaban qaabiyo sanad walba Masjidu Quba.

Mutamarkaan ayaa waxa uu socon doonaa maalmaha , Jimce, Jabti , iyo Axad Taariikhduna ay tahay 10 ,11 , 12, ee bishan July Cinwaanka mu'tamarkuna waa : Hagaajinta Qoyska Muslimka ah.

Culimada ka soo qayb galaysa waxay kala yihiin .

1-Sh Maxamed Idirs Saudi arabia 
2- Dr Cali Max'ed Salah Norway 
3- Sh :C/raxman Abyad Denmark 
4- Sh : Cc/qaadir Muumin London 
5- Ustaad Cc/risaaq Hiirad London 
6- Sh Cabdala Max'ed Max'ud Leicester 
7- Sh Cc/risaaqa Takar London 
8- Dr Gaas London 

Hadaba waxaa lagu boorinayaa dhamaan walaalaha soomaaliyeed eeku nool magaalada leicester iyo nawaaxigeeda ama guud ahaan wadankan UK inay ka faa'iidaystaan mu'tamarkaas oo isugu jiri doona xag diineed caafimaad iyo tarbiyad caruurba .

wixii faahfaahina ee intaa dheer kala xidhiidh telefoonadan 07778452842 ama 01162623264.

Kulan Sanadeedkii 9-aad ee Somalida Holand iyo Muxaadarooyin reer Minnesota lagu wargalinayo - July 7

Faafin : SomaliTalk.com | July 07, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

 


Dhul-Badeedka Soomaaliya


Waxaan ku baaqeynaa in Heshiiska badda ee dhexmaray dowladda Kenya & DFKMG loo soo bandhigo culimaa’uddiinka iyo qaanuunyahanno, kadibna baarlamaanka DFKMG.. Akhri



Axmad Walad Cabdalla oo Muujiyay in uusan ka war hayn Akhbaarta ku Saabsan Qalfoofka Qaaradda Badda ee Soomaaliya u Gudbisay Qarammada Midoobay ee uu isagu Diyaariyay....



Faarax Qare: Calaamada Kenya iyo Soomaaliya waa Xariijin kala cad.. iyo Kenya & Soomaaliya oo Raadinaya Xallinta Muran Dhuleedka...
Akhri/Daawo


prof ibbi
Dowlada KumeelGaarka ah oo Markale Heshiiskii Nairobi Difaacday, Qirtayna in Kenya Badda Soomaaliya Kusoo Xadgudubtay Akhri/Daawo...


wasiir
Kenya oo 2005 la soo Xiriirtay DFKMG ayadoo Doonaysay in ay wada hadal furaan ama sheegasho ku saabsan qayb ka mid ah Badda Soomaaliya.


UN
Shirka Jaraa'id ee Xoghaynta Guddiga Xadaynta Badaha - oo Sheegay Hadallo Daaha ka Rogay Arrimo ay Madaxda DFKMG ku dadaalayeen in aan shacabku ogaan:


caruusha
Isbarbar dhig Heshiisyadii Caruusha iyo Nairobi... Akhri..



Bayaan ay soo saareen Jaaliyadda Soomaaiyeed -Yurub



DHAXALWAREEG ( Gabay Cusub) - Eng. Cibaar



"...haddii aad tagtid Archive-ka ama Libreeriga Congress-ka Maraykanka waad heleysaa EXACTLY BEARING-ka (jihada xadku u socdo) oo ilaa inta uu qalin gaaro ku tusaysa, waa wax record-kii meesha jiro (Diiwaan). Akhri..



Barnaamij ay ka qayb qaateen  Prof. Cabdi I.Samatar  iyo Eng. Maxamed Cali  oo ku saabsan dhul-badeedka Somalia
Dhagayso ama
Soo rog



Xasan Dhooye oo faahfaahiyay Heshiiskii Kenya & Soomaaliya
Q.1aad: Dhagayso ama soo rogo
Q.2aad: Dhagayso ama
soo rogo



Barnaamij ku saabsan xuduudaha badaha ee Radio Codka Beesha



ka hor daabacaadii cilmi-baarista


HESHIISKII IS AFGARAD

Heshiiskii Is Afgarad ee Kenya iyo Soomaaliya: Af-Soomaali
| English Version