SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - OGAYSIIS

London 

Holland


Minnesota

Muxaadarooyin iyo casho ku saabsan qaabka tarbiyada dhalinyarada qurbaha ku nool iyo badbaadinta xarumaha Muslimiinta oo MN ka dhacaysa

Waxaa Soomaalida iyo Muslimiinta reer Minnesota lagu martiqaadayaa inay ka soo qeyb galaan muxaadarooyin iyo casho ku saabsan qaabka tarbiyada dhalinyarada qurbaha ku nool iyo badbaadinta xarumaha Muslimiinta.  Waxaa lagu soo bandhigayaa laba filim Islaami ah oo ay diyaarsheen dhalinyarada masjid Dacwah. 

Kulankaasi wuxu dhacayaa:  Maalinta Axadda July 12, 2009 galab 5:30pm

Goobta: Hoolka Crescent Moon ee laba boloog ka sokeyso HolyLand Grocery addresskana waa: 2339 Central Av. NE, Minneapolis, MN  

Kulankaasi waxaa ka hadli doonaa: 

  1. Sh. Abdirahman Sh. Omar, Imamka Abubakar As-Saddique Islamic Center
  2. Sh. Ahmed Taajir , Imam  of  Masjid Umutul Islam, MN
  3. Sh. Abdisalam Sharif, Director of Masjid Darul-Hijra, MN
  4. Sh. Abdirahman Sharif, Imam of Masjid Darul-Hijra, MN
  5. Sh. Sa’ad Muse, Masjid Karmel, Minnesota
  6. Sh. Maxamud Dhayo, Assis. Imam of Masjid Dacwah
  7. Sh. Hassan Jaamici, Imam of Masjid Dacwah
  8. Sh. Ahmed Burale, Imam Masjid Omar, Minnesota
  9. Sh.  Neileen Wali Muhammad,  Dacwah Masjid.
 

    Kulankan waxaa lagu galayaa $15 ticket. Wixii faah faahin fadlan la xiriir: (651)224-6722 ama (651)808-7114 or (651)224-6726 ama booqo website: www.mndawah.net

    __________________________________________________________________________________________________

    Mutamarkii 9aad ee Minneapolis oo si habsami ah Ku Dhammaaday....
    Sabtidii waxaa mutamarka ka soo qayb galay 7,000 qof,
    Axadiina waxaa ka soo qayb galay in ka badan 6,500 qof

    culimo
    Mutamarkii saddexda maalmood ka socdey Minneapolis, oo ahaa mutamar si aad ah looga soo qayb galay ayaa habeenimadii Axadda ku dhammaaday si habsami ah... Akhri/Dhegeyso..... June 29

     Bogaan waxaa akhbaar lagu kordhiyey July 10, 2009

 Faafin : SomaliTalk.com | July 2, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

 


Dhul-Badeedka Soomaaliya


Waxaan ku baaqeynaa in Heshiiska badda ee dhexmaray dowladda Kenya & DFKMG loo soo bandhigo culimaa’uddiinka iyo qaanuunyahanno, kadibna baarlamaanka DFKMG.. Akhri



Axmad Walad Cabdalla oo Muujiyay in uusan ka war hayn Akhbaarta ku Saabsan Qalfoofka Qaaradda Badda ee Soomaaliya u Gudbisay Qarammada Midoobay ee uu isagu Diyaariyay....



Faarax Qare: Calaamada Kenya iyo Soomaaliya waa Xariijin kala cad.. iyo Kenya & Soomaaliya oo Raadinaya Xallinta Muran Dhuleedka...
Akhri/Daawo


prof ibbi
Dowlada KumeelGaarka ah oo Markale Heshiiskii Nairobi Difaacday, Qirtayna in Kenya Badda Soomaaliya Kusoo Xadgudubtay Akhri/Daawo...


wasiir
Kenya oo 2005 la soo Xiriirtay DFKMG ayadoo Doonaysay in ay wada hadal furaan ama sheegasho ku saabsan qayb ka mid ah Badda Soomaaliya.


UN
Shirka Jaraa'id ee Xoghaynta Guddiga Xadaynta Badaha - oo Sheegay Hadallo Daaha ka Rogay Arrimo ay Madaxda DFKMG ku dadaalayeen in aan shacabku ogaan:


caruusha
Isbarbar dhig Heshiisyadii Caruusha iyo Nairobi... Akhri..



Bayaan ay soo saareen Jaaliyadda Soomaaiyeed -Yurub



DHAXALWAREEG ( Gabay Cusub) - Eng. Cibaar



"...haddii aad tagtid Archive-ka ama Libreeriga Congress-ka Maraykanka waad heleysaa EXACTLY BEARING-ka (jihada xadku u socdo) oo ilaa inta uu qalin gaaro ku tusaysa, waa wax record-kii meesha jiro (Diiwaan). Akhri..



Barnaamij ay ka qayb qaateen  Prof. Cabdi I.Samatar  iyo Eng. Maxamed Cali  oo ku saabsan dhul-badeedka Somalia
Dhagayso ama
Soo rog



Xasan Dhooye oo faahfaahiyay Heshiiskii Kenya & Soomaaliya
Q.1aad: Dhagayso ama soo rogo
Q.2aad: Dhagayso ama
soo rogo



Barnaamij ku saabsan xuduudaha badaha ee Radio Codka Beesha



ka hor daabacaadii cilmi-baarista


HESHIISKII IS AFGARAD

Heshiiskii Is Afgarad ee Kenya iyo Soomaaliya: Af-Soomaali
| English Version