SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Sadex maalin ka hor ayaa deegaanka Lafoole ku dhashay canug Mucjiso ah



Macalin Cabaas macalin sheekh muxudiin shekh cumar oo ka war bixiyay xaalada cunugtani yar ayaa sheegay in ay walaashiis Farxiyo Sheekh Muxudiin sh.cumar ay sadex maalin ka hor ku u mushay deegaanka burqaamo oo ka tirsan lafoole ilmo yar oo aan la kala garaneyn waxa uu yahay wiil iyo gabar, ka dib markii takhaatiirtu ay u geyeen ay u sheegeen in arintaani ay ku haboontahay in caalamka loo bandhigo waxana uu u dhow yahay cunugaani Wiil, ilaa iyo hadana si rasmi ah looma cadeyn karo inuu yahay wiil ama gabar, waxana uu dhaawac culus ugu yaal inta u dhexeyso xudunta iyo halka lagu jahwareersanyahay. 

Macalin Abukar Axmaday oo ah Abaaha dhalay ilmahaan iyo Farxiyo sheekh muxudiin ayaa iyagu ah kuwa caafimaadkoodu uu taamyahy, waxaa ay ka tiiraansanyihiin dadka deegaanku, ilmaha qoyskoodu wuxuu yahay sabool aan waxba heysan isla mar ahaantaana ah reer miyi aan aqoon u laheyn cilmiga caafimaadka iyo sida loola xiriiro dhaqaatiirta caalamiga ah. 

Deegaanka burqaamo oo ka tirsan degaanka Lafoole ayaa waxaa ku dhashay Sadex maalin ka hor ilmo yar oo aan la laka garaneyn gabar iyo wiil midka uu yahay oo mucjiso xag ala ah.

“maalinta Talaadada aheyd ayaa gabar walaashey aheyd xaafada lagu magacaabo Burpaamo ku dhashay cunug ama wiil ah ama gabar ah la kala garan waayay markii dambena ay soo ifbaxday in uu u dhowaaday wiil ilaa iyo hadana aan la garaneynin wiilnimadiisi oo saxiix ah oo xaga dakarki ilaa hada la arkeynin calooshi iyo xuduntina ay isku halnoqdeen sidaas waxa yiri Maclin Cabaas maclin Raqiishi Cumar oo ah abtiga ilmahasi yar.

“waxana dadka muslimiinta ugu baaqeynaa in ay Gacan ka geystaan sidii wax looga qaban lahaa ama looga badali lahaa ilmahaasi yar mucjisada ee soomaaliyeed marka wax walbo oo lagu dayay in wax looga badalo waan sameynay marka caalamkuna waxan la socod siineynaa in ay jirto cunug aan la kala ogeyn in ay gabar iyo wiil tahay ayuu ugu dambeyn yiri macalin Cabaas.

Muuse Maxamuud Jiisow 
musejisow@hotmail.com
Muqdisho Bakaaro Somalia 
00252-1-5576666
00252-50-907666 

Faafin : SomaliTalk.com | July 2, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

 


Dhul-Badeedka Soomaaliya


Waxaan ku baaqeynaa in Heshiiska badda ee dhexmaray dowladda Kenya & DFKMG loo soo bandhigo culimaa’uddiinka iyo qaanuunyahanno, kadibna baarlamaanka DFKMG.. Akhri



Axmad Walad Cabdalla oo Muujiyay in uusan ka war hayn Akhbaarta ku Saabsan Qalfoofka Qaaradda Badda ee Soomaaliya u Gudbisay Qarammada Midoobay ee uu isagu Diyaariyay....



Faarax Qare: Calaamada Kenya iyo Soomaaliya waa Xariijin kala cad.. iyo Kenya & Soomaaliya oo Raadinaya Xallinta Muran Dhuleedka...
Akhri/Daawo


prof ibbi
Dowlada KumeelGaarka ah oo Markale Heshiiskii Nairobi Difaacday, Qirtayna in Kenya Badda Soomaaliya Kusoo Xadgudubtay Akhri/Daawo...


wasiir
Kenya oo 2005 la soo Xiriirtay DFKMG ayadoo Doonaysay in ay wada hadal furaan ama sheegasho ku saabsan qayb ka mid ah Badda Soomaaliya.


UN
Shirka Jaraa'id ee Xoghaynta Guddiga Xadaynta Badaha - oo Sheegay Hadallo Daaha ka Rogay Arrimo ay Madaxda DFKMG ku dadaalayeen in aan shacabku ogaan:


caruusha
Isbarbar dhig Heshiisyadii Caruusha iyo Nairobi... Akhri..



Bayaan ay soo saareen Jaaliyadda Soomaaiyeed -Yurub



DHAXALWAREEG ( Gabay Cusub) - Eng. Cibaar



"...haddii aad tagtid Archive-ka ama Libreeriga Congress-ka Maraykanka waad heleysaa EXACTLY BEARING-ka (jihada xadku u socdo) oo ilaa inta uu qalin gaaro ku tusaysa, waa wax record-kii meesha jiro (Diiwaan). Akhri..



Barnaamij ay ka qayb qaateen  Prof. Cabdi I.Samatar  iyo Eng. Maxamed Cali  oo ku saabsan dhul-badeedka Somalia
Dhagayso ama
Soo rog



Xasan Dhooye oo faahfaahiyay Heshiiskii Kenya & Soomaaliya
Q.1aad: Dhagayso ama soo rogo
Q.2aad: Dhagayso ama
soo rogo



Barnaamij ku saabsan xuduudaha badaha ee Radio Codka Beesha



ka hor daabacaadii cilmi-baarista


HESHIISKII IS AFGARAD

Heshiiskii Is Afgarad ee Kenya iyo Soomaaliya: Af-Soomaali
| English Version