SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Magalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya Ayaa waxaa ka Furmay Koob eey Marti galineysay Uruurka Dhalinyarada Ibedeldoonka-Soomaaliyeed {UDHIS} oo Kakooban 8 Koxood Ciyaartoy Soomaali ah.

Sawirada ka Daawo Halkan....

Waxaa Shalay ciyaaray kulamo ka tirsan is araga hore ee wareega quarter-final-ka Koobka Kooxaha Horyaalada {UDHIS}kuwaas oo ay isku haleeleen labo Koxood oo caan ka ah Dhalan yarada Ciyaarto Sportska oo kala ah {SYL}iyo Koxda kudheeleysay {JUJU-RAOD} sidoo kale waxaa jiray Lix Koxood oo ayagane dheelidoona Galbaha Fooda inagu soohaayo ..


Sawirada ka Daawo Halkan....

Furitaankii Xaxriga looga jarayaay Ciyarahaan Ayaa waxaa Saxafada la hadal Gudoomiyaha Ururka {Udhis}waxuna sheegay iney Ciyaraahn eey socondonaan ilaa bisha MAY-15 eey socon donaan sido kale ayaa waxuu Xusay Mudane Mahad Muuse Maxamed iney Qeyb ka noqondoonto Isdhaxgalka Bulshada Soomaaliyeed iyo Nabadeenta Uruurkana uu yahay Uruur ka shaqeyn doono Nabada iyo Is fahanka Umada Soomaaliyeed ....

Ciyaarahaan ayaa waxaa Fooda is daray Furitaanka Xaflada kadib Kooxda {SYL} iyo Kooxada {JUJU-RAOD}wareegii Labaad Gool dhaliyaay Kooxda SYL Daqiiqadii 58 waxaana dhaliyaay Num :18 Maxamed {Ramadaan}isla daqiiqadahii oogu dambeyaay Gool kale dhalyiyaay Kooxda SYL waxaane halkaasi Gusha ku raacday Kooxda SYL

Intaasi waxaa ku dhamaaday israggii kobaad ee Labadii Koxood ee SYL iyo JUJU-RAOD ,kulamada dambane waxii ka soo kordho waan idinla soo socodsiin donaa ee Ciyarahaas ku saabsan Iyo Abaabulka Bulshada Dhalinyarada Soomaaliyeed Ciyaahara waa Qeyb kamid ah Isdhaxgalka Dhalinyarada .

Cabdiraxmaan Diiriye Nuur
Nuure1000@hotmail.com
Nairobi Kenya

Faafin: SomaliTalk.com | April 25, 2009

Kulaabo bogga www.SomaliTalk.com © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir: