Home » Archive Maalinta December 30th, 2009

Salaam African Banka oo Sanad Guuradiisa Koowaad Xusey iyo Farsamo Cusub oo uu u Soo Bandhigey Macaamiishiisa

Dec 30, 2009
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah ee Munaasabada (GUJI) FG: Codku waa MP3: Dhegeyso: Gudoomiyaha Salaam African BankDr. Cumar Ismaaciil Cigaal Dhegeyso: Agaasimaha guud Salaam African Bank Maxamed Yuusuf Dhegeyso: Madaxa maalgelinta Salaam African Bank Jaamac Xirsi Darwiish Warbixintii: Maxamed Macallin Cismaan (All-man) Somalitalk Jabuuti. Xaflad lagu xusayo sanad guuradii koowaad ee Salaam African... 
Halkudheg: ,

Kaluumeysto Reer Puntland ah oo Tababar ugu soo dhammaaday Libiya

Dec 30, 2009
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah     Tababarkaan oo ay gacan ka geystay Dowladda Wadanka Liibiya ayaa waxaa loo qabtay dad tiradooda lagu sheegay 26 Qof oo ka kala tagay Guud ahaan Goboladda Puntland.   Tababarkaan ayaa wax uu ka dhacay Xarunta Kheyraadka Badda ee Jamhuuriyadda Libiya, Waxaana Casharadda ka Bixinayey Dhakhatiir aad u yaqaan Xoolaha.   Macallimiinta oo ay ka mid ahaayeen Dr. Maxamed... 
Halkudheg:

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sweden oo Tabarucaad gaarsiiyay Barakacayaasha ku jira Xeryaha Duleedka Muqdisho

Dec 30, 2009
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Sweden oo Tabarucaad Lacageed gaarsiiyay Barakacayaal Sedex Kaam kaga jira deegaanka Ceel Ceelcirfiid ee Waqooyiga Magaladda Muqdisho. Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah December 30: Waxaa maanta la gaarsiiasayay Deeq lacageed oo Gaareysa ilaa $1000.Doolar taas oo ay soo gaarsiiyeen Wiilasha Jaaliyadda Moddolood ee Degan dalkaasi Sweden gaar ahaan magaaladda Yatakoori,... 
Halkudheg: ,

Ururka midowga Africa oo ansixiyey in ciidamo dheeraad ah loo diro dalka Somaliya .

Dec 30, 2009
Ka dib shir ay isugu yimaadeen qaar ka tirsan wadamada midowga Africa oo ka dhacay dalka Ethioia magaalada Adis ababa ayaa go.aanadii laga soo saarey waxaa ka mid ah in dhaman la ansixiyey qodoabadii u shirgudoonku soo hordhigay oo ay ku jirto in ciidamo faraban loo soo diro gudaha dalka somaliya waxaana ugu cadcad wdamada ansixinta heshiikaan ugu horeeya dala Djibouti . Ciidamdaan oo loogu talagaya... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...