Home » Archive Maalinta December 28th, 2009

Hay’adda Xannaaneynta Agoonta Al-Nahreyn ee degmada Afgooye oo bilowday dhismayaal cusub

Dec 28, 2009
Halkan ka daawo sawirada dhismaha cusub Hay’adda Al-Nahreyn ee xannaaneysa agoonta oo xarunteedu tahay degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa bilowday dhismaha 6-boos oo loogu talogalay in lagu xannaaneeyo caruurta. Maamulka hay’addan oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in dhismahan ay ka koobnaan doonaan Iskuullo ay agoontu wax ku bartaan, guryo la dajiyo, Masjid iyo barxado... 

Geeri Naxdin leh: Marxuum Maxamed Saalax Nuur(Fagadhe) oo ku geeiyoodey Paris

Dec 28, 2009
Geeri Naxdain leh Waxaa Maanta geeriyooday Magalada Paris abaaro Duhurkii Sunady December 27, 2009 Marxuum Maxamed Saalax Nuur(Fagadhe) Rabi ha u naxariisto Marxuumka, oo ahaa Wakiila u fadhiya Soomaliland Magaalada Paris ee Caasimasda Dalka Faransiiska. Marxuumaka oo inadhaweed xanuunsaneyay. Marxuumka oo ka soo jeeda Ceerigaabo ee Gobalaka Sanaag waxaa marxuunka lagu xasuustaa nin nabada aad ugu... 

Yaa Innagga hor taagan Nabbadda!!? | Black Yare

Dec 28, 2009
Yaa Innagga hor taagan Nabbadda!!? Intaan garasho soo yeeshayba waxaan maqlayay, hebel wuu dhintay, oo yaa dilay, Aano qabiil ayaa loo dilay oo qabiilkiisa ayaa nin dilay sidaa darteed isaga ayaa loo dilay ninkii, wixii la joogaba arrinkii wuu isbadalay oo qabiil hebel ayaa dilay waa laga soo gudbay, war Cali isagoo Masjidka ka soo baxaya ayaa la dilay, oo yaa dilay, Alshabaab qoomiyad la dhoho ayaa... 

Mustaqbal ku Socda Qoys iyo Calan | Amiin Yuusuf

Dec 28, 2009
Mustaqbal ku Socda Qoys iyo Calan. Waxaa maalmahan ummadda Soomaaliyeed aad u hareeyey si weyna loo hadal yahay Calanadda kala duwan ee ka soo ifbaxay wadanka Soomaaliya, meelaha dadka isugu yimaadaan ayaa waxaa ka jira guux ku aadan Calanada cusub ee qolo waliba suratay deegaanka ay gacanta ku hayso, dadka qaarkii ayaa leh “War Calankii Soomaaliya ee Buluuga ayaa dhalay Calanada Cusub ee aad aragtaan,... 
Halkudheg:

Tahniyad Aroos: Dr Mahamud Abdiraxmaan Abdulaahi Dubad iyo Nasteexo Yuusuf Maxamud Shanle

Dec 28, 2009
TAHNIYAD AROOS Waxaan halkan hanbalayo iyo bogaadin uga diraynaa arooska iyo aroosada kala ah Dr Mahamud Abdiraxmaan Abdulaahi Dubad iyo Nasteexo Yuusuf Maxamud Shanle Oo arooskoodu ka dhacay Magaalada Adisababa ee Dalka itoobiyaa Waxaan leenahay wiil iyo caano gabar iyo caano waxaanan ilaahay uga rajaynaynaa Reerkii lagu riyaaqo ee ubad khayr qaba iyo ayaatiin wanaagsan ku dhamaysta Anaga oo... 
Halkudheg:

Somali elders validate the Community’s strive to adjust life in the west

Dec 28, 2009
Somali elders validate the Community’s strive to adjust life in the west Irregards to the daily struggles of life in a new country and the revelation of Somali youth leaving Minnesota to fight alongside a designated terrorist group, Somali-Minnesotans continue to show a tremendous strive to adjust life in Minnesota. Among the many graduating students of this year from Minnesota State University were... 

SOOMAALIYEY KACA: Maansadii – Abdullahi Spanish

Dec 28, 2009
SOOMAALIYEY KACA   Soomaaliyey kaca  Kaca oo iskaashada Ubdkaa koraayiyo U halgama karaamada   Soomaaliyey kaca  Kaca oo iskaashada Waa kuurgal nacabkiye Yuu mudan kabaalada   Soomaaliyey kaca  Kaca oo iskaashada Kebeddiyo karbaashkiyo Kooraha ka dhiidhiya   Soomaaliyey kaca  Kaca oo iskaashada Ciyi kolay ku soo dhaxay    Kawlkiina yuu noqon   Soomaaliyey kaca  Kaca oo iskaashada Keenada... 
Halkudheg:

Stockholm: Mutamarkii Islaamiga ee wakhtiga qaboobaha – Maxay Ku badbaadi karaan Ubadkeenu?

Dec 28, 2009
Stockholm: Mutamarkii Islaamiga ee wakhtiga qaboobaha Maxay Ku badbaadi karaan Ubadkeenu? Waxaa 25-27-kii bisha december 2009 , ka bilaamay magaalada Stockholm kulankii islaamka ee wakhtiga qaboobaha la qaban jirey. Kulankaas oo uu soo qabanqaabiyey Masjidka Al-Nur ee xaafada Rinkeby ee Stockholm.Masjidkaas oo ay soomaalidu maamusho.Kulankaas oo ciwaan looga dhigay- maxay ku badbaadi karaan ubadkeeenu?ayaa... 
Halkudheg:

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda DPL oo soo bandhigay Miisaaniyadda 2010 ee sanadka.

Dec 28, 2009
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda DPL oo soo bandhigay Miisaaniyadda 2010 ee sanadka. Shir jaraaid oo uu maanta ku qabtay Wasaaradda Maaliyadda Xafiiskiisa Magaalada Garoowe ayaa waxa uu warbaahinta ugu soo bandhigay Miisaaniyadda Wasaaradda Maaliyadda sanadka 2010 isagoona uga warbixiyey warbaahinta hawlaha lagu qaban doono. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr Faarax Cali Shire ayaa waxa uu tafaasiil ka... 
Halkudheg:

Maareeyaha Guud ee Hay’adda HADMA oo ka warbixiyey hawlaha Hay,adda

Dec 28, 2009
Maareeyaha Guud ee Hay,adda Biniaadamnimadda & Maareynta Waxyeeladda Masiibooyinka ayaa waxa uu maanta ka warbixiyey hawlaha hay,adda iyo qaabka ay iminka u shaqeyso isagoona xusey in hay,adda haatan ay shaqadeedu tahay mid si wanaagsan u shaqeysa wallow uu sheegay in ay hay,addu tahay hay,ad u shaqeysa sida wasaaradda Dawladda oo kale taasi oo uu ku sheegay in hay,addani tahay mid Dawladda hoostagta... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...