Home » Warar »

Minneapolis: Barnaamijka Maktabadaha Degmada Hennepin ee December ilaa Febraayo

BARNAAMIJTA MAKTABADDA DEGMADA HENNEPIN EE DIISEEMBER –  FEBARAAYO 2009/2010

BUUG, CDyo, DVDyo, KUMBUYUUTARRO, BARNAAMIJ, ADEEGYO KALE

Maktabadda Degmada Hennepin waxay bixinaysaa boqollaal barnaamij oo lacag la’aan ah xilligan qaboobaha oo loogu talagalay caruurta, dhalinyarada iyo dadka waaweyn. Barnaamijtaas waxay bilaabanayaan bisha Diiseembar (http://www.hclib.org/pub/events/). Waxaan ugu baaqaynaa adiga iyo qoyskaagaba in aad ka faa’iidaystaan barnaamijtaas. Hoos waxaad ka heli doontaa liiska barnaamijta maktabadda ee ku bixi doona Af-Soomaaliga.

Maktabadaha Degmada Hennepin waxa ay ka mid yihiin kuwa ugu tayo sarreeya dalka Mareykanka, waxayna kooban yihiin 41 maktabadood. Maktabadda Degaanka Hennepin waxa ay u xil saaran tahay in horumar buuxa oo dadku u siman yahay ay meel mariso, kaas oo dhammaan dadku ka helayaan xog iyo aqoon ay ku kasbadaan wax akhrinta oo ay jeclaystaan kuna bartaan cilmiga noocyadiisa kala duwan sida cilmiga sayniska, kan bulshada iyo kan farshaxanka.  Waxaa maktabadda laga helaa qalab aqooneed oo aan la soo koobi karin, sida buugaag, wargeysyo, CDyo, DVDyo iyo kombayuutarro.  Sidoo kale waxaa lagu diyaariyey barnaamiyo waxbarasho iyo adeegyo dadka oo dhanna da’ kasta oo ay jiraan loogu talo galay.  Barnaamijyada iyo adeegeyada maktabadda waxaa dadka siiya shaqaale aqoon u leh dadkana ka haqab tira da’ kasta iyo heer kastaba. Maktabadda shaqaaleheeda waxaa ka mid ah xiriiriyaal Soomaali ah oo isku xira maktabadda iyo jaaliyadda Soomaalida kuna caawiya afkooda. Wixii faahfaahin ah, fadlan wac Warsame M. Xasan 952-847-5662.

Maktabadaha waxaad ka heli doontaa barnaamij iyo adeegyo ku xiiso galiya, sida sheekooyinka caruurta; caawinta ardayda dugsiyada iyo cayaaro (geymam) kala duwan; wada sheekaysi ee ardayda Af-Ingiriisiga; Diyaarinta imtixaanka GED-da; diyaarinta imtixaanka jiniyad qaadashada; tababarro la xiriira abuurista ganacsiyo yaryar iyo shaqo doonis; iyo fursado xirfad barasho, sida barashada kumbuyuutarka iyo siminaaro qoraal barasho. Dhamaan barnaamijta laybareerigu waa lacag la’aan waxaana ka soo qaybgali kara qof walba oo ka mid ah bulshada. Si aad u aragtid jadwalka barnaamijta maktabadda, fadlan booqo www.hclib.org.  Hagaha barnaamijta maktabadda oo qoraal ah waxaad ka qaadan kartaa laybareeriga kuugu dhow.

Talaabada koowaad waa yeelashada kaarka maktabadda oo lacag la’aan ah. In aad yeelato kaar maktabad waa sahlan tahay. Maktabadaha middood la imow laysinkaaga ama aqoonsi kale oo caddaynaya cinwaankaaga. Waxaad kale oo ka codsan kartaa kaarka maktabadda bogga interneedka ee maktabadda www.hclib.org

Qofkii jecel in uu u adeego dadka ama ka shaqeeyo maktabad, fursado iskaa-wax-u-qabsi ayuu ka heli karaa maktabadda. Si aad fursadahaas u codsatid, fadlan wac kartaa 952-847-8539 ama booqo www.hclib.org.

caru

Hennepin County Library – Franklin 
1314 E. Franklin Ave., Minneapolis, 952-847-2925

Fireside Stories – Somali-Language Storytime

Tuesday evenings, 12/1 – 2/23, 6:30–7:30 pm

For children age 2 and up. Experience the world in other languages.

 caru2

Sheeko Caruur Af-Soomaali ah 
La wadaag buugta, sheekooyinka, jaan-gooyada maansada iyo heesaha Soomaalida. 
 
Job Search for Somali-Speaking Adults 
Tuesday, January 26, 2-4 p.m.

Conduct a better job search by learning about valuable job-hunting tools you can use at the library or online from anywhere.  Training is free and will be conducted in Somali. For more information, call 952.847.5662.

Tababar Sida Shaqo Loo Doonto oo Af-Soomaali ah

Xirfad sare u yeelo baarista shaqooyinka oo baro ilo muhiim ah oo kuu sahli doona inaad heshid shaqada aad doonaysid oo aad ku isticmaali kartid maktabadda ama Interneedka meel kasta oo aad joogtid. Wuxuu ku baxayaa Af-Soomaali. Wixii faahfaahin ah, wac 952-847-5662.

Computer Class in Somali   

Dec 19, Jan 16 & Feb 20, 1 – 2 pm

Learn the basics about computers. Learn how to use Microsoft Word, the Internet, e-mail, and the Hennepin County Library catalog and databases. The classes are free and will be taught in Somali. For more information, call 952.847.5662.

Fasal Kumbuyuutar Af-Soomaali ah

Ka baro fasalkan sida loo isticmaalo kumbuyuutarka. Ka baro adeegsiga Microsoft Word, Intaraneedka, iimeylka, xog-kaydiyaha iyo kaataloogga Maktabadda Degmada Hennepin. Fasalkaaan waa lacag la’aan wuxuuna ku bixi doonaa Af-Soomaali. Wixii faahfaahin ah, wac 952-847-5662.

Somali Play and Learn 
Fridays, Dec. 4 & Feb. 5, 10:30 a.m. at Franklin Library  
For kids through preschool. Join us for stories, songs and activities!  
Presented in collaboration with the Resources for Child Caring.

Waxbarasho iyo Ciyaar Caruureed Af-Soomaali ah

Dhammaan caruurta ka yar da’ dugsi. Ka soo qaybgal sheekooyin caruur, heeso iyo hawlo waxbarasho.

Hennepin County Library – Eden Prairie

565 Prairie Center Dr., Eden Prairie, 952-847-5375

Computer Class in Somali  

Dec 7, Jan 4 & Feb 1, 5:30 – 7:30pm

Learn the basics about computers. Learn how to use Microsoft Word, the Internet, e-mail, and the Hennepin County Library catalog and databases. The classes are free and will be taught in Somali. For more information, call 952.847.5662.

Fasal Kumbuyuutar Af-Soomaali ah

Ka baro fasalkan sida loo isticmaalo kumbuyuutarka. Ka baro adeegsiga Microsoft Word, Intaraneedka, iimeylka, xog-kaydiyaha iyo kaataloogga Maktabadda Degmada Hennepin. Fasalkaaan waa lacag la’aan wuxuuna ku bixi doonaa Af-Soomaali. Wixii faahfaahin ah, wac 952-847-5662.

Job Search Traning in Somali  

January 19, 6-8 pm

Conduct a better job search by learning about valuable job-hunting tools you can use at the library or online from anywhere. The classes are free and will be taught in Somali. For more information, call 952.847.5662.

 
Tababar Sida Shaqo Loo Doonto oo Af-Soomaali ah

Xirfad sare u yeelo baarista shaqooyinka oo baro ilo muhiim ah oo kuu sahli doona inaad heshid shaqada aad doonaysid oo aad ku isticmaali kartid maktabadda ama Interneedka meel kasta oo aad joogtid. Wuxuu ku baxayaa Af-Soomaali. Wixii faahfaahin ah, wac 952-847-5662.

Hennepin County Library – Sumner 
611 Van White Mem. Blvd., Minneapolis, 952-847-2875

Somali-Language Storytime 
Thursday, 12/10,  12/24, 1/14, 1/28, 2/11 & 2/25, 4–5:00 pm

For children age 2 and up. Experience the world in other languages. 

 
Sheeko Caruur Af-Soomaali ah

La wadaag buugta, sheekoyinka, jaan-gooyada maansada iyo heesaha Soomaalida.

Computer Class in Somali 

Saturdays, Dec 5-Feb 27, 4 – 6 pm

Learn the basics about computers. Learn how to use Microsoft Word, the Internet, e-mail, and the Hennepin County Library catalog and databases. The classes are free and will be taught in Somali. For more information, call 952.847.5662.

Fasal Kumbuyuutar Af-Soomaali ah

Ka baro fasalkan sida loo isticmaalo kumbuyuutarka. Ka baro adeegsiga Microsoft Word, Intaraneedka, iimeylka, xog-kaydiyaha iyo kaataloogga Maktabadda Degmada Hennepin. Fasalkaaan waa lacag la’aan wuxuuna ku bixi doonaa Af-Soomaali. Wixii faahfaahin ah, wac 952-847-5662.

Hennepin County Library – East Lake 
2727 E. Lake St., Minneapolis, 952-847-8425

Somali Storytime

Saturdays, Dec 5 –  Feb 27, 3-4 PM 

For children age 2 and up. Experience the world in other languages. 

 
Sheeko Caruur Af-Soomaali ah

La wadaag bugagga, sheekoyinka, jaan-gooyada maansada iyo muusikada Soomaalida. 
Waxaa lagu maalgaliyey deeq ay Comcast Foundation siisay Library Foundation of Hennepin County. 

KA HEL MAKTABADDA DEGMADA HENNEPIN AQOON AAN KALA GO’IN

Maktabadda Degmada Hennepin waxay ka mid tahay tobanka maktabadood ee ugu sareeya maktabadaha dalka Mareykanka. Waxay ka kooban tahay 41 maktabadood, waxay u adeegtaa 1.1 malyal oo qof oo deggan Degmada Hennepin, waxaana aad ka heli kartaa in ka badan 5 malyan oo buug, DC-yo, DVD-yo iyo qalab aqoon ah oo ku diyaarsan in ka badan 40 luuqadood iyo 1,750 kumbuyuutar qof walba isticmaali karo. Bogga Interneedka maktabadda oo heshay abaalmarin sare, www.hclib.org, waxaa soo booqda in ka badan 1 malyan oo qof bil kast. Maktabaddu waa adeeg ay bixiso Degmada Hennepin.

Fadlan booqo maktabaddaada, boggeena Af –Soomaaliga ee www.hclib.org/somali ama naga soo wac khadka Af-Soomaaliga lambarkiisu yahay 952-847-8756. 

La xiriir

Warsame Xasan
whassan@hclib.org

FREE PROGRAMS IN SOMALI FOR KIDS AND ADULTS AT HENNEPIN COUNTY LIBRARY THIS WINTER  
 

Make your local library a family destination this winter!  
 

List of library programs in Somali: 
 

Hennepin County Library – Franklin 
1314 E. Franklin Ave., Minneapolis, 952-847-2925 
 

  • Fireside Stories–Somali-Language Storytime For children age 2 and up.

      Tuesday evenings, 12/1 – 2/23, 6:30–7:30 pm 
 

  • Job Search for Somali-Speaking Adults 
    Tuesday, January 26, 2-4 p.m.

 
 

  • Computer Class in Somali  for Adults   
    Dec 19, Jan 16 & Feb 20, 1 – 2 pm  
     
  • Somali Play and Learn: Stories, songs and activities for kids through preschool
       Fridays, Dec. 4 & Feb. 5, 10:30 a.m.  
     

Hennepin County Library – Eden Prairie

565 Prairie Center Dr., Eden Prairie, 952-847-5375 
 

  • Computer Class in Somali  

      Dec 7, Jan 4 & Feb 1, 5:30 – 7:30pm  
 

  • Job Search Training in Somali  

      January 19, 6-8 pm  
 

Hennepin County Library – Sumner 
611 Van White Mem. Blvd., Minneapolis, 952-847-2875 
 

  • Somali-Language Storytime for children age 2 and up. 
    Thursday, 12/10,  12/24, 1/14, 1/28, 2/11 & 2/25, 4–5:00 pm

 
 

  • Computer Class in Somali 

      Saturdays, Dec 5-Feb 27, 4 – 6 pm

 

Hennepin County Library – East Lake 
2727 E. Lake St., Minneapolis, 952-847-8425 
 

  • Somali-Language Storytime for children age 2 and up.

      Saturdays, Dec 5 –  Feb 27, 3-4 PM   
 

Please visit your local library, visit our Somali web page at www.hclib.org/somali or call the Somali phone line at 952-847-8756.

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.