Home » Archive Maalinta December 17th, 2009

Minneapolis: Barnaamijka Maktabadaha Degmada Hennepin ee December ilaa Febraayo

Dec 17, 2009
check (www.hclib.org) for updates. BARNAAMIJTA MAKTABADDA DEGMADA HENNEPIN EE DIISEEMBER –  FEBARAAYO 2009/2010 BUUG, CDyo, DVDyo, KUMBUYUUTARRO, BARNAAMIJ, ADEEGYO KALE Maktabadda Degmada Hennepin waxay bixinaysaa boqollaal barnaamij oo lacag la’aan ah xilligan qaboobaha oo loogu talagalay caruurta, dhalinyarada iyo dadka waaweyn. Barnaamijtaas waxay bilaabanayaan bisha Diiseembar (http://www.hclib.org/pub/events/).... 
Halkudheg:

Kenya: Soomaaliya Xal miyey la dooneysaa misa xal la’aan?.

Dec 17, 2009
FAALLO::: Kenya: Soomaaliya Xal miyey la dooneysaa misa xal la’aan?. Xaalada Soomaalida ku nool Kenya iyo mida Ganacsi. Sidoo kale warbaahinta iyo doorka dowlada Kenya ee Xalka Soomaaliya. Wadanka Kenya waxuu kamid yahay Dalalka dariska dhow la ah Wadankeena Soomaaliya, waxuuna door firfircoon uu ku leyahay Siyaasada Soomaaliya, ayadoo dad faro badan oo Soomaaliyeed ay dagan yihiin Wadankaan, sidoo... 

Gabay: Godane Weydiiya? | Abwaan Xasan Garaad Warsame

Dec 17, 2009
Ayadoo dadka Soomaaliyed ay ahaayen kuwo siyaabo kala duwan wax is kugu sheego ayaa hadana Gabayadu waxeey kamid ahaayeen waxyaabaha wax la isku tuuso ama wax la isku weydiiyo, waxeyna ka dharagsan yihiin Hal abuurada Soomaaliyeed in dhambaaladooda ay ku gudbin karaan waxa ka soo maaxdo Maskaxdooda, taaso mararka qaar noqota mid ufuran dhamaan dadka iyo hal abuurada Soomaaliyeed meel kasto oo ay joogaan... 
Halkudheg:

Al shabaab oo xayiraad saartay hay’ada Mine Action

Dec 17, 2009
بسم الله الرحمن الرحيم Taariikh : 17-12-2009. Bayaan ku aadan Howlaha Hay’ada Mine Action. Laga bilaabo taariikhdu marka ay tahay 17-12-2009, Hay’ada hoostagta qaramada Midoobay ee loo yaqaano Mine Action waa mid xiran. Tilaabadan ayaa waxaa qaaday Xafiiska Lasocodka Arimaha Hay’adaha Ajnabiga ah kadib markii diraasad qoto dheer uu ku sameeyay dhaqdhaqaaqyada iyo ujeedooyinka... 

Warsaxaafadeed: Suldaan Axmed Dhore Farax

Dec 17, 2009
Kulan balaaran oo ay ka qeyb galeen xubnaha odoyasha dhaqanka ee beelaha hawiye oo lagu soo bandhigay hagardaamooyinka loo maleegayo bulshada islaamka ee somaliyeed . Nuqul ka mid ah warsaxaafadeedka oo ayaa waxaa uu u qoraa sidaan Hordhac ……… Waxaa laga wada dharagsan yahay caqabada ugu weyn ee hortagan nabada ka dhalata dalka somaliya in ay tahay faragalinta shisheye ee lehmid ciidan iyo mid... 

Arday ka Qalin Jabisay Schoolka Al-Aqsa Ee Nairobi

Dec 17, 2009
Arday ka Qalin Jabisay Schoolka Al Aqsa Ee Nairobi Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Dec 15, 2009: Xaflad aad looga soo sheqeeyay islamarkaana ay ka qalin jabiyeen Arday tiradoodu kor u dhaafayso ilaa 1500 oo Arday ayaa waxaa ay ka dhacday holka wayn ee lagu magacaabo islii mool oo ku yaalo badhtamaha magaalada Nairobi.. Munaasabadan Qalin Jabinta aya waxa iskugu yimi Aqoonyahano iyo Culima Awdiin... 

Hambalyo Sanadka cusub ee Hijiriyadda 1431

Dec 17, 2009
Hambalyo Sanadka cusub ee Hijiriyadda 1431 Caawa ayaa la filayaa in uu curto Sanadka cusub ee Hijriyadda Islaamka 1431, waana bisha Muxaram oo ah bisha la bixiyo Zakada, iyadoo taasi jirto ayaa shacabka Soomaaliyeed ku baraarugsaneyn dhalashada sanadka cusub ee Islaamka taas oo lagu sababeeyey kadib markii ay qabatimeen sanadka Miilaadiga oo isagu haatan maraya 2009, maalmo kadibna la geli doono 2010.  Dalalka... 

CPJ: 2009 the bloodiest year for African journalists since 2000

Dec 17, 2009
Committee to Protect Journalists 330 Seventh Avenue, New York, NY 10001 USA     Phone: (212) 465‑1004     Fax: (212) 465‑9568     Web: www.cpj.org Tom Rhodes | Africa Program Coordinator | trhodes@cpj.org | (212) 300 – 9022 CPJ: 2009 the bloodiest year for African journalists since 2000   New York, December 17, 2009—2009 has been the bloodiest year for media professionals killed... 

Maanso: Shacabkaa Dambiila ah | Cabdi Haro

Dec 17, 2009
Maansa ka mida diiwaanka cusube ee silsilada deelayda qarniga 21aad | Cabdi Haro Ka dib markay dhallinyaro Somaliyeed, billaabeen, silsilad Maanso-wadaag oo ay ugu magacdareen Deelleyda Qarniga 21aad, ayaan waxaan goostay inaan kaga qayb galo maansadan aan u bixiyay”Shacabkaa Dambiila ah” soona baxday 14/12/2009. Waxaan filayaa inaynu ogsoon nahay, in ninka fiican iyo ka xuniba inay ka... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...