Home » Waraysi »

Waraysi: Wasiirka Arrimaha Dibadda DFKMG Cali Axmed Jaamac Jangali – Qaybta 1aad

Waraysi: Wasiirka Arrimaha Dibadda DFKMG, Cali Axmed Jaamac Jangali

Waraysiga waxaa la yeeshay Maxamed Macallin Cismaan (All-man) Somalitalk Jabuuti.

Wasiirka Arrimaha dibadda DFKMG, Axmed Jaamac Jangali, oo Jabuuti kaga qaybgalayay shirka IGAD oo aan waraysi la yeelanay ayaa ka hadlay wixii u qabsoomay wasaaraddiisa intii uu xilka hayey.

Waraysiga qaybtiisa koowaad Dhegeyso

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

2 Jawaabood " Waraysi: Wasiirka Arrimaha Dibadda DFKMG Cali Axmed Jaamac Jangali – Qaybta 1aad "

  1. ibrahim abdi says:

    aad bu u mahadsan yahay wasiirka waxanse u sheegayaa in dad aad u dhibateysan u etelaayo ayna tahay in uu u hagar baxo oo waxqabad wanaagsan oo la taaban karo miiska soo saaro hadii kalana uu iska dhiibo xilka cafisna weydiisto dadkiisa

  2. ABDIQANI ALI says:

    waa ku mahad sanayahay wasiirka arimaha dibada cali axmed jamac hadii intuu hayey jagada wasaarada arrimaha dibada haday waxbadan uqabsoomeen, waxaan jeclaan lahaa inuu wasiirku asagoo mahadsan uu halkiisa ka sii amba qaado dadaalka iyo hor marinta wasaarada arimaha dibada iyo tayaynteeda, wasaarada airrimaha dibada.