Home » Archive Maalinta December 10th, 2009
Hurdaayoo Soo Jeede Ku Dhac | Abdullahi Farah Qaarey
Hurdaayoo Soo Jeede Ku Dhac
Aaway Dalkii Aaway Dadkii & Duunyadii
Somaliyeey:
Ma ogtihiin mase ka war haysaan in ay la soo gudboonaatay Khayraad badeedkii Dalka iyo Baddaba ( Somali Internal waters and Marine resources ) Dhibaatooyin culus, ayna dul joogaan, Maraakiib dagaal, Maraakiibta Kallumaysiga – oo wata shamaago aan waxbaba ka reebaynin – iyo Maraakiibta Sunta xam-baarsan.
Maraakiibta...
Kenya oo Lagu Daray Guddiga Sharci Dejinta Socdaalka Badaha Adduunka
Kenya oo Kursi ku yeelatay Guddiga Sharci Dejinta Socdaalka Badaha Adduunka
Guddiga (IMO) ee Sharci Dejinta u kala gooshidda Badaha waxa uu hoos yimaadaa Qarammada Midoobay
Kenya ayaa loo doortay in ay xubin ka noqoto Guddiga Caalamiga ah ee sharci dejinta Socdaalka badaha adduunka ee loo yaqaan IMO (International Maritime Organization), arrintaasi waxay Kenya ka dhigeysaa in ay saamayn ku yeelato,...
Sheikh Shariif âwaxaa la idiin tababarayaa in aad Badda Soomaaliya ka difaacdaan kooxaha Burcad Badeedkaâ
Sheikh Shariif Sheikh Axmedâwaxaa la idiin tababarayaa in aad Badda Soomaaliya ka difaacdaan kooxaha Burcad Badeedkaâ
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha DFKMG Soomaaliya ayaa la hadlay ciidammada Badda Soomaaliya, isagoo ka dalbaday inay isku diyaariyaan sidii ay u difaaci lahaayeen Badda Soomaaliya ayna hortegi lahaayeen burcadbadeeda.waayadaan dhibaato...
Qofkii ugu danbeeyey ee ka tirsanaa Asaasayaashii ururkii SYL oo maanta ku geeriyoodey Nairobi.
Star FM. November 10, 2009. Nairobi, Kenya.
Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyoodey ALLAHA u naxariistee Cali Xasan Cali oo kamid ahaa aasaasayaashii ururkii SYL.
Cali Xasan ayaa in muda ah xanuun sanayey, waxaana la keenay magaalada Nairobi dhawaan si cudurka hayey dawo loogu helo.
Uggu danbeyntii Cali Xasan Cali wuxuu ku geeriyoodey magaalada Nairobi isagoo ay dadiisu aheyd...
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM oo ku baaqay in la labanlaabo dadaallada ku aaddan nabad soo celinta
WAR-SAXAAFADEED 032/2009
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qarammadda Midoobay oo maalinta Xuquuqul Insaanka Adduunka ku baaqay in la labanlaabo dadaallada ku aaddan nabad soo celinta
Nayroobi, 10 Diisembar 2009 â Ergeyga Gaarka ah ee Qarammadda Midoobay u Qaabilsan Arrimmah Soomaaliya, Ahmedou Ould-Abdallah, SRSG, ayaa ku ku baaqay in la labanlaabo dadaallada ku aaddan nabad soo celinta laguna...