Home » Warar »

Dowlada Sucuudiga oo ku dhawaaqday Nov 27, 09 inay ciidtahay

Dhalashada Bisha Dul-Xija oo laga arkay Sucuudiga

Waxaa u cadaatay Maxkammada Sare arigtida bisha Arrafo -Dul-Xija- galabta oo Talaado ah oo taariikhdu tahay 29 bisha Dul-Qacda sanadka 1430H, kadib Arigtada tiro Caadiliin ah kana arkay Gobolo kala duwan. Sidaa daraadeed maalinta barri ah -Arbaco- oo ku beega Nov 18,09 waa maalintii ugu horaysay Bisha Dul-Xija, Istaaga Maalinta Carrafana wuxuu noqonayaa Maalinta Khamiista oo ku beegan Nov 26, 09 Ciidul Ad-Xada Barakaysana waa Maalinta Jimcaha oo ku beegan Nov 27, 2009. Intaa kadib Maxkamada Sarre sidaas ayey Muslimiinta ogaysiinaysaa. Sidaas waxaa yiri Madaxa iyo Xubnaha Maxkamda Sarre ee Sacuudiga.

Dowlada Sucuudiga ayaa shaacisay in bishii Dul-Xaj la arkay Maalinta Jimcaha ee 27 November 2009 ay tahay Maalintii ugu horaysay Ciidul Ad-xaa.

“الحمد لله وحده والصلاة والسلام على من لا نبي بعده وبعد :
فقد ثبت لدى المحكمة العليا رؤية هلال شهر ذي الحجة مساء اليوم الثلاثاء الموافق التاسع والعشرين من شهر ذي القعدة لعام 1430هـ بشهادة عدد من الشهود العدول في عدد من المحافظات.
وبهذا يكون يوم غد الأربعاء الموافق للثامن عشر من شهر نوفمبر عام 2009م هو الأول من شهر ذي الحجة والوقوف بعرفة يوم الخميس الموافق للسادس والعشرين من شهر نوفمبر عام 2009م وعيد الأضحى المبارك يوم الجمعة الموافق للسابع والعشرين من شهر نوفمبر عام 2009م،
والمحكمة العليا إذ تعلن ذلك لعموم المسلمين لتسأل الله العلي القدير أن يوفقهم للعمل بما يرضيه ويتقبل منهم صالح أعمالهم ويتجاوز عن سيئاتهم ويجمع شملهم ويوحد كلمتهم ويصلح ذات بينهم وأن ينصر دينه ويعلي كلمته وييسر لحجاج بيته سبل أداء حجهم ويتقبله منهم ويحفظهم من كل سوء ومكروه ويعيدهم إلى أهليهم سالمين غانمين إنه سبحانه سميع قريب مجيب ، وصلى الله وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحابته أجمعين .

رئيس وأعضاء المحكمة العلياعة الموافق للسابع والعشرين من شهر نوفمبر عام 2009م

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

4 Jawaabood " Dowlada Sucuudiga oo ku dhawaaqday Nov 27, 09 inay ciidtahay "

  1. maxamed says:

    Ilahay ha na gaadhsiiyo ciidan iiyo kuwo kaloo badanba cibaada suubanna hanna waafajiyo khaatumadana khayr ha inoogu wada khatimo. Dadka islamka ahna dhibta ha ka dulqaado amen

  2. Jarweyne says:

    somaliyeey tobanka beri hore ee carafo ka faaiideesta oo cabaadada iyo camalka san badiya si ilaah uu ajar idiinku qoro alle swt u barya in somali tawfiiqda waafajiyo aamiin aamiin

  3. Farah says:

    waxaa mahad leh Allaha maamulka koonkani uu gacantiisa ku jiro,intaas ka dib waxaan salaamayaa dhammaan ummadaha muslimiinta gaarahaan ummada soomaaliyeed,waxaane Allaha awooda leh uga baryayaa wadankeenu inuu ciidan teeda kale ahaado si ka fiican sida aan nahay,waana inaan laga quusan xaxariista Eebe waana in la badsho Alla bariga waana in la is cafiyaa.
    wabilaahi towfiiq

  4. hodan says:

    waxa mahad u sugnatay ilah wen asaga aya ku cilimi laha malinta e tahya cidul adxa manta wa ilah mahadisa mar hadiba la shegay al xamdulilha wxan leyaha musliminta camalaka gar ahan somalida cid wanagsan insha alaha qerkeda alaha na wafajiya hana naga dhiga kuwi guta wajibadka cida carafo iyo xajka insha alah