Home » Archive Maalinta October 29th, 2009

Danjiraha Soomaaliya ee Indonisia oo ka qayb galay munaasabad lagu soo dhawaynayey ardayda Jaamacadda UIN

Oct 29, 2009
DANJIRAHA SOOMAALIYA EE INDONESIA OO KA QEYB GALAY XAFLAD LAGU SOO DHAWEYNAYAY ARDAY CUSOB EE JAAMACADDA UIN Danjirah soomalia ufadhiyo indonesia oo ka qeyb galay xaflad lagu soo dheweynayay arday jaamacadda UIN (universitas islam negeri) syarif hidayatullah Jakarta ec dalka indonesia magaalada jakaarta, jaamacada UIN oo aay dhiktaan arday tiradoodu dhon takay 25,000 ardny, aayn kermid yihiin wadamada,... 
Halkudheg:

Walad Cabdalla oo Cambaareeyey isku dayga dilka Madaxweynaha DFKMG

Oct 29, 2009
Xafiiska Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Arrimmaha Siyaasadda Soomaaliya War-Saxafadeed 029/2009 SRSG-ga oo cambaareeyey isku dayga dilka Madaxweynaha Soomaalia Nayroobi, 29 Octobar 2009 : Ergaygga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Arrimmaha Soomaliya, Ahmedou-Ould Abdullah ayaa si aad ah u cambaareeyey kuwa ka dambeeyey isku-dayga dilka Madaxweynaha Soomaaliyeed, Sharif Sheikh Ahmed, isku-daygaas... 
Halkudheg:

Xaflad Lagu soo dhawaynayo Wafdiga Raisalwasaraha DFKS Sharmarke oo Kadhacday Magaalada London ( Daawo Sawiro)

Oct 29, 2009
VIDEO ka daawo halkan…. Cod ka dhegeyso halkan Jaaliyada Soomaalida magaalada London ku nool ayaa caawa xaflad qurux badan ugu qabatey Hall-ka Friends House oo ku yaal xaafada Euston wafdi balaaran oo u hogaaminaayo Raisal wasaaraha dalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo booqasho sadax maalin ah ku soo gaarey dalka Ingiriiska. Xafladatan oo ay ka soo qayb galeen dad aad... 
Halkudheg:

Ra’iisul wasaaraha DFKMG: Dowlada Kenya waxay si Qaldan u rabtey inay nagu Qiyaanto (Heshiiska Is-afgarad ee badda)

Oct 29, 2009
Cumar C/rashiid  oo sheegay in Kenya Doonaysay in ay DFKMG ku Khiyaamayso Heshiiskii Is-fahamka Xuduudda Badda Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmaake oo kulan la yeeshay Jaaliyaadda Soomaalida London (28/10/2009) ayaa ka hadlay arrinta ku saabsan heshiiskii Is-afgarad ee dhexmaray Soomaaliya iyo Kenya ee ku saabsanaa badda Soomaaliya, waxana uu sheegay in Kenya ay doonaysay in ay khiyaamayso Soomaaliya. Isagoo... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...