Home » Warar »

Laba wiil oo ka dhaawacan Wajiga kaalmana Ubaahan iyo in la caawiyo

Halkaan kadaawo sawiro dheeraad ah

Walaalayaal sida ku cad caruurtaan waa labo wiil oo aad u dhibaataysan oo dhaawac ka soo gaarey wajigooda, alle mahadi haka gaartee waxaan ka codsanayaa walaalahay Somaliyeed in ku dadaalaan caruurtaan oo aad ugu baahan kaalmo bini aadam, Sida ku cad warbixin uu sii daayey Maamulaha Isbitaalka ayaa sheegay in wiilashu yihiin laba wiil oo isku da’ ah . Ahmed waxuu dhaawaca ku gaaray nawaaxiga suuqa weyn ee bakaaro mid waxaa loo gadayey dharkii ciida Wiilka kale Zakariye waxaaba laga keeney Gobolka Hiiraan si looga daaweeyo dhaawac ka soo gaarey Dagaaladii ka dhacay Gobalaka Hiiraan

Halkaan kadaawo sawiro dheeraad ah

13

Axmed Maxamed maxamuud
Zakariye Xasan Xaanshi

Markaan aan ka soo qaaday sawirada waxaa la joogay Zakariye iyo Axmed waalidoontooda kala ah Axmed Aabihii Maxamed Maxamuud Cumar baa la joogey iyo walaashiis Najmo maxamed Maxamuud iyo gabar kale oo walaashiis ah iyo Zakariyo oo Aabihii Xasan xaanshi Xuseen iyo Adeerkiisa faarax Xaanshi Xuseen

1

Waxaan ka codsanayaa in umadda Somaliyeed u gurmadaan labadaan wiil ee dhibaataysan si loo badbaadiyo caruurtaan waxaa ku baxaya qarash fara badan.

Hadii aad rabtid inaad caawinaad ka gaysatid arinkaan fadlan la xariir

Halkaan kadaawo sawiro dheeraad ah

Aabiyo Isse @ 612-298-1044 oo joogta Magaalada Minneapolis MN

Hadii aad joogtid Ohio Fadlan la xariir Luul Abdirahman @614-515-1389

Hadii aad joogtid Magaalda Nashville Fadlan la xariir Qali Salaad @ 615-554-4398

Maryan Hilowle oo joogto Toronto 416-742-3852 Canada

Maryan Mahdi Ottawa 613-261-0708

Hassan Ali Edmonton 780-965-5093

Abdiaziz Shire oo joogo California 619-254-3294

Osman Galac 612-483-7149 Chicago

Halkaan kadaawo sawiro dheeraad ah

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg:

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.