Home » Warar »

Sh. Shariif oo magacaabay Saraakiisha ugu saraysa Maxkamada Ciidamada

Dekereeto

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: ,

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

8 Jawaabood " Sh. Shariif oo magacaabay Saraakiisha ugu saraysa Maxkamada Ciidamada "

  1. Xassan says:

    Shariiska waa madaxweyne ee halla raaco inta yarta ah oo u dhiman, kadib ayaa mid kale soo fuuli doonaa ee yaanaan sugin oo ama aamusin inta aay naga qabsanayaan AL-QAACIDA>

  2. MAHAMUD says:

    Aniga war qalad ah uma arko magacabida la magacabay maxkamada cidamada waxana somalida kula talin laha in la siyo waqti ugu yaran labo sano kadibna la xukumo oo aan hada lagu dagdagin dinta ayu ka lexday iyo federalka ayu ka baxay, mida kale somaliyey aan iska dhafno in aan il qabil wax kasta ku egno ee somalinimo halo so noqdo ayada aya nawada deqda.

  3. GADUUDOW says:

    Bismillah
    ugu horeynti waxaan salaamayaa dhamaan ummadda soomalaaiyeed meelkasto ay joogaan waxaan leyahay Rammaadaan Kariim
    dhankale waxaan jecelahay in aan waxyar ka irahdo arimaha Shariifka iyo Magacaabida Ximnaha GARSOORKA MULATRIGA

    AMIINSANAHAY IN ARINTU AY TAHAY SHIBIRAYAHOW HEESA DALKA WAXAA LAYSKU OGA IN DIINTA GARSOOR LOOGA DHIGO OO DADKA DIINTA QIBRADDA DHEER UU LEH OO CUULUMADA WAAWEYN LOO MAGACAABO JAGOOYINKA GARSOORKA
    qabka uu shariif uu qooray warqadana waxaad mooda diinta islaamka in aan lagu xusiin ee lagu xusay xeerkii Ibaghati oo aan ognahay halka uu diinta ka joogo waa labayaab iyo amuuro isku dhex muuragsan dhanka kale waxyabahaa laga naxo oo ay samaynayaan waxaa ka mid ah in aysan ka hadlayn marmarna dufacayaan Soo galitanka ETHOPIA EE GUDAHAA SOOMAALIA
    MUXUU KAGA DUYAHAY ABDULLAHI YUUSUF MA WAXAA U KAGA DUWAAN YAHAY WUXUU LA KULMAY HELLARY CLITON ??????????????????????????????????

  4. shariifkuna ha sameeysto dad yaqaano maamulka waayo waraaqda uu saxiixayo ma yaqaano waxay kala tahay hada waxaa uu saxiixay waraaq laba sumadood leh plz madaxwayne iska dhig sheeq shariif oo hubi waraaqaha iyo waxaad ku saxiixayso magac ku qoran ma daahir riyaale ayaad ka caqli xun tahay oo saajin aan wax aqoon ahaa oo heerkaasi marayo

  5. sxb si xun baad wax u fahamteen ee sheeq shariif waa geesi waxaana uu xaq u leeyahay inuu la dagaalamo koox diimeedyada aanu sala iyo xal u hayn somaliya ee aanu raacno shariifku waa siyaad bare oo kale

  6. Ali says:

    walle waa yaab oo warqadda federal kor bey ka tahay hoosna & meesha uu saxiixeyna waa jamhuuriyada somaliya waaba yaabee xaggee wax iska dhafsan yihin ayantii hore ee uu l kulmayey secrary of state of usa ms hillary calanka marekanka buu shafku soo dhegsadey oo somaliya ma jasiirada guam miyaa mise anaa moodey ilama aha nin madaxweyne umad dhan u ah oo calnkiisa & dowlad kale oo wada socda shafka ku dhegsanaya waaba yaabe somaliya ma maxmiyad hor leh miyey gashey, waan kale oo iga yabiyey nimankii meel walba qeylinayey oo itoobiya down meel walba la tagnaa aawey mise dano gaar ah miyey la haayen mise qabojiyaha lee loo socdey waa tan itooobiya malin walba b/weyne & gedo soo geleysa oo dadka leyneysa mise dowlada midnimada qaran waa muqdisho & nawaaxigeeda ma ex idaacadda radio ee fm ah miyaa walee wadankan & dadka hogaamiyaha isku sheegayow waa laidin yaaba koley inta anu aragno inta ka hooseysaa badan wana sugeynaa bal mesha ay ku dambeyso wx walban bilow & dhamad bey leeyihin koley rajadu iska yar tahay lakin tii alle kama quusaneyno lakin dad ma jiro dad ma ahne xiligan aanu hadda tagan nahay ee alow na fuo oo naga soo gaar.
    Ali
    ex somali(dalkeygiyow allah bad leedahay)

  7. geda gale says:

    acw

    ad ayaan u salamayaa dhamaan akhristayaasha bogaan iyo waliba inta isku hawshay inay wadaan hawshaan
    hadii an cairi ra yigayga ku aadan raga hada lamagaabay aniga waxay ila tahay maanta soomaaliya waxay lagubanayso oo la qaxayso oo la baaba’day waa kitaabka ilaahay oo laga been sheegayo waa lagu dhaartaa lamana tix galiyo qofkii xil loomagabaaobab gacantaa loo galiyaa laguamana dhaqmo marka waxaan leeyahay dadka xilalal inoo haya ilahay haka baqeen hadii kale qaxa iyi halaagu wuu soconayaa ascwwwww

  8. camaar says:

    asc . waa shaki la aan in jiritaanka umadeed u baahan yahy degenaansho iyo nabadgelyo waxaa kaloo aan shaki kujirin in kala danbaynta lagu kala danbeeyo xeerka uu ubaahan yahay fahmid iyo ixtiraam.waxaa kaloo aan daah saarayn in qofkasta oo soomali ahi rajaynayo in maruun lasoo celiyo xoogii dalaka soomaaliyeed hadaba waxaa haboon in saraakiisha loo magacaabay xilkan ay abuuraan askar fahmin karata oo ku qanci karta maxakamad.milatary hadii kele waxqabad loo qashuuco ma iman doono ruux mooryaana oo damiirkii beri hore ka dhintayna waa adag tahay inuu u hogaan samo …..