Home » Announcements »

Ogaysiis:Somali Community in Denmark iyo Puntland Aid Service

Urur weynaha Somali Community in Denmark iyo Puntland Aid Service waxay si wadajir ah Dhamaan jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Denmark ogeysiinayaan in kulan balaaran oo loogu talagalay Xog wareysiga wasiirka demoqaraatiga, arimaha federaalka iyo maamul wanaaga ee Puntland Mudane Dr Abdi Hassan Jimaale Isagoo diyaar u ah in uu xog buuxda ka bixiyo dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee ka dhacay gobalada Puntland iyo faahfaahi dheeraad ah oo ku saabsan dastuurka puntland.

Hadaba jaaliyada soomaaliyeed ee degan dalka denmark inay ka soo qeyb galaan shirka lagu wado inuu ka dhaco maalinta jimcaha taariikhduna ay tahay 21/08/2009 saacaduna ay tahay 3:00 saddexda galabnimo laguna qabanayo city vest ee magaalada aarhus.

Waxii faahfaahin ah kala soo xeriir Gudoomiyaha somali community A/rashiid shiikh mahamuud mobilka 0045 28503190 AMA SAALAX SICIID 0045 26 62 77 83

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: , ,

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.