Home » Aroos »

Hambalyo Aroos

Guddoomiyaha Shirkadda Dahabshiil, Mne Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil, Mne Cabdirashiid Maxamed Siciid, Maamulaha Shirkadda Dahabshiil ee Gobollada Bari, Mne Nuux Siciid Ducaale, Mne Cabdirashiid Faarax Axmed, Maareeyaha Shirkadda Dahabshiil Operations, iyo dhammaan saraakiisha, wakiillada iyo hawlwadeennada Shirkadda Dahabshiil – meel kasta oo ay joogaanba – waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan

Saleebaan Maxamed Siciid
iyo
Nafiisa Xuseen Maxamed

oo aqal-galkoodu ka dhacay Hotel Maansoor, Hargeisa, 09 August 2009. Wiil & Caano.. Gabadh & Caano..


Hassan Heiss
Tel. +252 2 442 3794 / +2522 510299
hassanheiss@dahabshiil.com – hassanheiss@hotmail.com – hassanheiss@yahoo.co.uk

Faafin: SomaliTalk.com // Halkudheg: ,

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

comment closed after 30 days / Jawaabaha waa la xiray ama waa la joojiyay wixii ka badan 30 cisho.