Home » Jadwal »

Jadwalka Salaadaha

Halkan ka eeg linkiga jadwalka salaadaha

Faafin: SomaliTalk.com //

________
. Afeef: Aragtida maqaallada iyo faallooyinka waa kuwo u gaar ah qorayaasha ku saxiixan. E-mail Link Xiriiriye weeyey

7 Jawaabood " Jadwalka Salaadaha "

  1. nuur yare says:

    waad salaamay tihiin bogga somalitalk qorayaasha iyo tifatiraha

    waan rabnaa waqtiga salaadda iyo xilliyada ay kala yihiin waadna ku mahadsantihiin qoraalka

    mahadsanidiin

  2. nuur yare says:

    waan ku faraxsanahay waqtiga salaada ama xilliyada kla duwan ee aduunka

  3. A.Lasanod says:

    Anigu aad baan uga xumahay qaabkan cusub uma arko mid farxad galin doona dhaman akhristayasha websiteka waxaana ka rajaynayaa inaad ku waayi doontan tagerayal badan oo akhrisanjiray website kana .

  4. maandeeq says:

    walaal aad baad umahadsantihiin webka si fudud oo qurux badan baan u hagaajiseen
    walaal waxaan iinka codsanaynaa in aad jadwalka salaada wadamo kale sida china
    arday china joogta baan nahay marka jadwalkaa aad baan udanaynaa

  5. admin says:

    Asalaamu Calaykum

    Walaal wali lama samayn jadwalka Salaada, waa waxyaabaha mustaqbalka laqan doono insha allaah.

    Mahadsanid

    Bahda Somalitalk

  6. omar says:

    walaal dhamaan waad salaa mantihiin waxaan rabay see jadwalka salaada loo arki karaa

  7. Ali mahdi says:

    acww maasha,allaah waxan filayaa inaan ka mid ahay dadka xiiseeya xaqiiqada qoraalada ah
    waxaan illaah idin sahlay inaad fududayseen isticmaalkii webka

    good vision