Comments on: Hingaad-saxaha afka-Soomaaliga|Maxamed Mursal

By: Abusalaaxudiin
ASC  walaalayaal waa fiicantahay in aad kor u qaadaan afka aani hudhan ee aan khaaska u leenahay cilmigiisa iyo barshadiisa , laakiin waxaa caado soomaaliyed ah in dad badani u xagliyaan inay qoraan lahjadooda gobolka uu kayimid khaaska u leeyahay waanna arin aad aan ugu fiirsaday run ahaantii. maraan dhaqanka dhigi jiray waxaan la kulmay in afka soomaaligu badan yahay sidoo kale eraygiina uu leeyahay macnayaal badan, gobolkastana uu si u yaqaan, taasi waxay keentay in markii aad tusaala tiraahdo mariin Qeex uu kuu sheego waxa looga yaqaan dagaan kiisa waanna ku saxan yahay . Waxaa kaloo tusaalle mudan in loosoo qaato waxaan akhriyaa Webside-yada soomaaliga ku qoran iyo carabiga iyo ingiriiska waxaan kal kulmaa marar badan dadka qora webside-dhada inan fahmiwaayo micna dhabta ah ee uu meelaha qaarkood uu ula jeedo, taasi layaab badan malaha waayo dhalinta wax qortaa waa tii kacday burburkii dhexdiisii. marka halaga fiirsado tilaabooyinka luuqada kusabsan ee wax loogu kordhinayaa inay noqdaan mid loodhan yahay ama lagu soo bandhigo xarun cimbaarssed oo wadani ah ama barbar ka wadani ah.

waad madasantihiin

wwww

Abu salaaxudiin

By: mowliid xusseen jaamac
waad ku mahadsantihiin dadaalka aad u haysaan shacabka soomaal;iyeed udanayaal

By: CABDI YARE
WAXA ARRIN AAD LOOLA YAABO AH IN QORAYAASHAN LEH AFSOOMAALIGA AYAANU SAXAYNAA,IN AAD MOODO IN AANU IYAGA LAFTOODA AFSOOMAALIGU U BILAWNAYN,ISKA DAA IN AY AQOON YAHANO KU NOQDAANE. TUSAALE: ERAYGA UGU HORREEYA EE AY ISTICMAALEEN (HINGAAD),MISE WAA HIGAAD?XAGGEE (NADU) KA TIMI ILLEYN ERAYGA ASALKIISA WAA LA YAQAANE?

U LEEXANMAAYO SIDA MAQAALKA ERAYADIISU U QORAN YIHIIN OO KHALADKOODU AANU TIRO LAHAYN,EE WAXA RASMIGA AH AYUUN BAAN WAX KA TILMAAMAYAA.

LIISKA AY TUSAALAHA U SOO QAATEEN OO AY ILA TAHAY WAA KII AY IS DHEHEEN WAA KA UGU SAXAN..

ERAYGA AY SOO QOREEN (ASAGAA ) MISE ISAGAA?(AYADAA) MISE IYADAA?(ANNAGAA)IYO INAGAA MACNE KALA DUWAN MA IDIIN SAMAYNAYSAA KHUBAROOY?(ADIGAA NADIIFISAY)MISE ADIGAA NADIIFIYAY? (ADINKAA NADIIFISEEN) MISE IDINKAA NADIIFIYEY? NADIIFISAY WAXA LOO ISTICMAALAA DHADDIGGA LALA HADLAYO,SIDA LOO DHAHO IYADAA DISHEY,LAAKIIN AAN LOO DHIHIN ADIGAA DISHEY EE LA DHAHO ADIGAA DILEY…WAA TILMAAMO YAR OO INTA YAR EE LA TILMAAMY AAN KA DHAHAY,LAHJAD GO’ANNA UMA JEEDO AMA KAMA JEEDO,DADDALADII HORE LOO GELIYEY AF-SOOMALIGA EEGA..

WAANA DADASHEEN MAR HADDAA ISKU DAYDEEN ,LAAKIIN AQOON KU DARSADA..NABDEEY…

By: ali
masha alaah musrsal iyo kavin mahad gaar ah ayaan idiin mahad celinaya ilaheyna qeer ha idin siiyo wana mahadsantihiin waa i an facay hingada aad ku soo beegteen meesha qeer ayaan idiin rajenaya?

By: Ahmed
Waxa jira Higaad Saxe uu Sameeyey Jaamac Muuse Jaamac markaa kaas iyo kan aad adigu samaysay Mursal Maxay ku kala Duwan yihin?

By: gacamay
mursal adiga iyo kavin aad iyo aad baad u mahadsantihiin,waxaan ahay qoraa madax bannaan marka higaadda saxihiina waa i anfacayaa !!!!