SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet Daabaco Boggan | Print


AFRICOM iyo Qaaradda Afrika: Welwelka Afrikaanku ka Qabaan saldhigga Militari ee AFRICOM Akhri...


Musharaxa Puntland, Aadan Maxamed Ciise, oo soo bandhigay barnaamijkiisa wax qabad haddii loo doorto...

Aadan Maxamed Ciise oo ah musharrax isu soo taagay inuu u tartamo xilka madaxtinimada ee maamul goboleedka Puntland ayaa soo bandhigay barnaamijkiisa wax qabad haddii loo doorto xilka madaxtinimada Puntland sanadka 2009-ka.

Aadan Maxamed Ciise oo ka yimid dalka Canada ayaa soo maray dalal badan oo isugu jira Yurub, America iyo Asia, sida lagu soo bandhigay xaflad casho sharaf ahayd oo xalay lagu qabtay hoolka xafladaha ee Hotel Panorama ee magaaladan Boosaaso.

Xafladdaasi oo ay ka soo qeyb galeen dad tiradoodu ay ku dhowday 700 oo isugu jiray siyaasiyiin culimaa’uddiin, ganacsato, odayaal, waxgarad, haween iyo marti sharaf kale oo aad u badan ayaa waxaa ugu horreyn lagu furay Aayadaha Qur’aanka Kariimka oo uu goobta ka aqriyay Sheekh Yuusuf Heeryo oo caan ka ah Puntland.

Ka dib waxaa halkaasi laga akhriyay CV-ga iyo taariikh nololeedka Musharrax Aadan Maxamed Ciise.

Aadan Maxamed Ciise waxa uu ku dhashay magaalada Hargeysa oo uu qeyb ka mid ah waxbarashadiisa ku soo qaatay waxaana uu sidoo kale wax ku soo bartay Jaamacado ku yaalla dalalka ay ka mid yihiin Maraykanka, Sacuudi Areebiya iyo Canada.

Waxaana uu xubin ka yahay guddi ka kooban 7 xubnood oo la taliye u ah sarkaalka ugu sarreeya dhinaca Ammaanka ee dalka Canada.

Wuxuu kaloo la taliye ka yahay hay’ada Kontoroolka caafimaadka ee dalka Canada.

Aadan Maxamed Ciise waxa sidoo kale ka qeyb qaatay qoraalo laga diyaariyay arrimaha bulshada siyaasadda iyo maareynta dhaqaalaha iyo shaqo abuurista



Jaamac Ayaanle Feyte
Feyte@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Feb 20, 2008

bosaso

hargeysaSomaliland oo Xaqiijisay in Xiriir Dhexmaray Shirkadda Batroolka ee Lundin Oil: Waa maxay xiriirka ka dhexeeya Lundin iy Africa oil Akhri

DEKEDDA BOOSAASO OO AY KU SOO FOOL LEEYIIN LABO DOONYOOD OO HUB SIDA....

Doonyahaas oo hubka ka soo raraya dalka Yemen ayaa waxaa wararku tibaaxeen in ay.... Akhri...

yusuf vs Nuur CaddeMa Dhabaa In Khilaaf  Soo Kala Dhex Galay Madaxweynaha DFKMG Yuusuf Iyo Raysal Wasaare Nuur Cadde...

Booliiska Federaalka Australia oo Baaritaan Xooggan ku haya Shirkado Macdanta ka Baarta Dunida Saddexaad.. Akhri...

Cali Maxamed Geeddi oo Lacagtii uu Qaatay Guri kaga iibsadey Los Angeles, USA.. Jariidada The Independent ayaa shaaca ka qaaday in magangelyo USA laga siiyey Geeddi oo uu... Akhri

nuur caddeKulan Ku Saabsan Batroolka oo Addis Ababa uga socda Yusuf, Cadde Muuse & Nuur Cadde: G/Sare Nuur Cadde Ma aqbali Doonaa heshiiska Range iyadoo aan Baarlamaanka Baydhabo ansixin Sharciga Batrool DFKMG.. Akhri...

cise dholawaaWaraysiyo Ku saabsan Qaraxyadii ka dhacay Boosaaso: Raadiyaha Australia ee SBS ayaa waraysi ku saabsan qaraxyadii Boosaaso waxa uu la yeeshay Maamulaha Cisbitaalka Boosaaso, duqa Magaalada Boosaaso iyo tifatiraha wargeys ka soo baxa Boosaaso... Guji

oilShirkadihii Shiidaalka oo Maalgelin toos ah ku samaynaya Cabudhinta Shacabka Puntland. Warbixinta ka akhri halkan...

Sawiro: Bannaanbaxii ugu weynaa oo ka dhacay London, UK Jan 16, 2008


BAARID | SEARCH


MAQAALADDII 2000-2001: Shakiib | Barkhadle | C++ | Java | Saahid | SomQurbaha | SRG | BCCP | SPR | Dr.Osman | Aamusanaha | Ingiriis | Duggaal | SASA | SouthAfrica | DeepThought | Leyla | Caddaawe | PMA | Africa | GreetingCards | Soyan | Moallim | SomCanada | MSSU | Shiike | Haile | SHASNA | M.Abdirashid | Xariri | Xal | Xawar | Halable | amiir | PL | SSB | Fahad | Maanso | Deeq | kancaan | PuntWatch | Gaashaan | Filasoofi | Sacmaal | Caddaani | Cambaro | Xaamud | Abhali | Xaashi | ICUPS | SSL | ISRAACA | UmuurahaIslaamka | ShibilDimoqrasi | Saahid | MoreInside


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com